|
wararka
-
Daawo Barnaamij Xasaasiya oo Lagu Qaadaa Dhigayo Maxaa Lagugu Xusuusan Doonaa Xukuumadda Muuse Biixi
Daawo Barnaamij Xasaasiya oo Lagu Qaadaa Dhigayo Maxaa Lagugu Xusuusan Doonaa Xukuumadda Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 5, 2018
-
Akhriso: Taariikhda 3-da Wasiir ee Cusub Ee Farmaajo ku bedelay Sadexdii wasiir ee uu eryayay saaka
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa sheegay in Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayrre uu xilkii ka qaaday sedax Ka mid ah Golahiisa wasiirada, Waxaana la magacaabay kuwii lagu badalay.
Wareegta ka s...
Friday, January 5, 2018
-
Siyaasi shaaciyey in Xukumada Kornayl Muuse Biixi magacaabay dhinac ka raran tahay,Cali Khaliifna Dhegaha ka furaystay
Siyaasi shaaciyey in Xukumada Kornayl Muuse Biixi magacaabay dhinac ka raran tahay,Cali Khaliifna Dhegaha ka furaystay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 5, 2018
-
Beeshii ugu horeysay ee Isbahaysiga Jeegaanta ee Luuqad adag kula hadasha Kornayl Muse Biixi (Daawo)
Beeshii ugu horeysay ee Isbahaysiga Jeegaanta ee Luuqad adag kula hadasha Kornayl Muse Biixi (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 5, 2018
-
Mareykanka Oo Sheegay Inay Dalka Pakistaan Ka Jareen Kaalmada Dhanka Ammaanka Ee Uu Siin Jiray –
Maraykanka ayaa sheegay in ay ka joojineyso kaalmada dhanka ammaanka ee uu siiyo dalka Pakistan, iyaga oo ku andacoonaya in xukuumada Islamabad aysan si dhab ah wax uga qaban kooxaha xagjiriinta ee ka hawlgala dalkeeda..
Wasaar...
Friday, January 5, 2018
-
Maayarka Magaaladda Berbera oo Ganafka Ku Dhuftay Amaro Ka Soo Baxay Wasiirka Hawlaha Guud
Maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Cidin ayaa sheegay inaanay khusayn amaro uu soo saaray wasiirka hawlaha guud ee xukuumada madaxweyne Muuse Biixi.
Maayar Cabdishakuur Cidin ayaa sidoo kale tafaasiil ka bixiyey...
Thursday, January 4, 2018
-
Xisbiga UCID oo Si Adag Uga Hadlay Safarkii uu Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Ku Yimi Gobolka Sanaag, Fadeexadaasna Dusha Ka Saaray Xukuumadda Muuse Biixi
Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay safar uu dhawaan deegaanka Badhan ku yimi wasiirka wasaaradda qorshaynta Soomaaliy, Halkan hoose ka DAAWO wasiirka oo ka hadlay arrintaa iyo arrimo kal...
Thursday, January 4, 2018
-
Maxaa Lagaga Dooday Shirkii Todobaad Lahaa ahaa ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Muuse Biixi?
Kal-fadhigii labaad (2aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabd...
Thursday, January 4, 2018
-
Dawladda Somaliya oo Ka Hadashay Qorshaha Ay Kaga Bixi Karto Daymaha Lagu Leeyahay Dalkeeda.
Raysal Wasaare Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay Qorsheyneyso sidii looga gudbi lahaa deynta lagu leeyahay Soomaaliya.
loo soo mariyo dowlado kale.
“Xukuumaddu hadafkeedu waa sidii aan u he...
Thursday, January 4, 2018
-
Somaliya oo Xil Sare Ka Raadinaysa Urur Goboleedka IGAD
Dowladda Soomaaliya ayaa xil sare ka raadineysa Urur Goboleedka IGAD iyada oo xubin hore oo soo noqday Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya u magacawday in uu xilkaas qabto.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Cab...
Thursday, January 4, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|