BALIGUBADLE MEDIA
Degdeg: Madaxwayne Farmaajo Walaashii Idil Cabdilaahi Farmaajo oo Afka Furatay.
January 9, 2018 - Written by admin

madaxwaynaha somaliya maxamed cabdilahi farmaajo ayaa ilaa hadda ku guuldaraystay xalinta khilaaf foolxun oo ka dhex aloosan walaashii iyo xaaskiisa iyadoo walaashii walaalkeed ku eedaynayso inuu u falanyahay xaaskiisa

idil farmaajo

hadaba su’aasha iswaydiinta mudani waxay tahay madaxwaynaha ilaa hadda heshiisin kari waayay xaaskiisa iyo walaashii ma heshiisiin karaa beelaha soamliyeed ee malaayiinka kor u dhaafay

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS