|
wararka
-
Maxkamada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Laba Qof Oo Caruurta Iibsada
Maxkamada Racfaanka ee degamada Hargeysa ayaa waxaa ay xukun ku riday laba qof oo nin iyo gabadh ah kuwaas oo ay maxkamadu sheegtay in ay ku heshay dandi ah in ay ka ganacsadaan caruurtayar yar ee da, doodu ka yar tahay 15 sanno.
...
Wednesday, February 28, 2018
-
Aqalka Cad Oo Hoos U Dhigay Kalsoonida Lagu Qabo Wiilka Uu Sodoga U Yahay Madaxweyne Donald Trump
Wiilka uu sodoga u yahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, islamarkaasna ka mid ah la taliyeyiisha sarsare, Jared Kushner ayaa hoos loo dhigay darajadiisa ogolaanshaha amniga ee Aqalka Cad, taas oo ah illaa heerka uu qofka gal...
Wednesday, February 28, 2018
-
“Dadka Reer Jabuuti Waxaanu Ka Dhignay “Bashar”Balse Waxaanu ku celin Waxay Ahaayeen” Suldaan Axmed Bin Selayem.
Maareeyaha guud ee shirkadda DP World Sultan Ahmed Bin Sulayem, ayaa luuqad adag kula ladda jabuuti mar uu waraysi siinayay televisionka caalamiga ah ee Al-jazeera, kaasi oo uu kaga jawaabayay go,aankii dawlada Jabuuti ay ku laa...
Wednesday, February 28, 2018
-
Wasiirkii Hore ee Biyaha oo Fashiliyay Sirta Ku Duugan Mashruuca Biyaha Xumbowayne Iyo Qodobo Kale
Wasiirkii Hore ee BiyahaXukuumadii Siilaanyo Baashe Cali Jaamac ayaa Fashiliyay Sirta Ku Duugan Mashruuca Biyaha Xumbowayne Iyo Qodobo Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 27, 2018
-
Soltelko oo Si Badheedha Uga Horyimi Amar Kaga Yimi Xafiiska Hanti Dhawraha Guud oo Ku Saabsan Musuqmaasuq Baahsan oo uu Ku Kacay (Akhriso Warqadda Hantidhawrka)
Waxaa Mararbadan Khilaaf Xogan KaDhex Qarxay Mayirka Dawlada Hoose Iyo Xoghayihi Dhawaan Shaqada Ku Waayey Edeymo Musuq Maasuq Oo U Soo Jeediyey Mayirka Caasimada Hargeysa Balse Mayirka Dawlada Hoose Ku Adkaatay Inuu Iska Difaaco ...
Tuesday, February 27, 2018
-
Wasaaradda Hawlaha Guud oo Joojisay Dhul Dawladda Hoose Qorshaynaysay Iyo Awooda Soltelko oo Maraysa Inuu Go’aamadda Xukuumadda Buriyo
Wasaarada hawlaha guud guryeynta ayaa maanta amar ku joojisay dhul ay qorshaynaysay dawlada hoose ee caasimada Hargeysa oo ku yaala buur ku taala dhinaca galbeed ee magaalada.
Masuuliyiinta wasaarada hawlaha guud ...
Tuesday, February 27, 2018
-
Xarunta CPJ Oo Soo Bandhigtay Tirada Wariyeyaasha La Xidhay, Mareegaha La Xanibay,Wargeysyada Xidhan Iyo Fariin Ay U Direen Madaxweynaha
Xarunta ilaalinta suxufiyiinta ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano CPJ (Committee To Protect Journalist) ayaa madaxweynaha somaliland ugu baaqday inuu muhiimada koowaad siiyo ilaalinta warbaahinta madaxa banaan.
X...
Tuesday, February 27, 2018
-
Sacad Cali Shire oo Ku Wajahan Dalka Imaaraadka Carabta
Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu safar deg deg ah ugu baxay dalka Imaraadka isaga oo xalay fiidkii gaadhey magaalada Dubai
Safarka wasiirka ayaa lagu sheegay in uu yahay mid uu kalamo la ...
Tuesday, February 27, 2018
-
Ciilmooge oo ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Jubbaland
Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo horay u soo noqday Wasiirka duulista Hawada Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Set featured image
...
Tuesday, February 27, 2018
-
Dawladda Imaaraadka oo Hanjabaad Culus Hawadda U Marisay Dalka Jabuuti
Dawladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa dhalleecayn kulul u soo jeedisay go’aanka ay dalwadda Jabbuuti ku baabi’isay heshiiskii iyada iyo shirkadda Imaaraadka laga leeyahay ee DP World hore ugu galeen in ay shirkaddu maamush...
Tuesday, February 27, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|