|
wararka
-
Muxuu Daarnaa Nuxurka Kulankii Qasriga Madaxtooyadda Maalintii Shalay Ku Dhex Maray Muuse Biixi Iyo Cabdilaahi Darawal.
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ex wasiir Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Imaan Darawal, ayaa maalintii shalay ahayd kulan uu ku dhexmaray qasriga Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo la sheegay inuu ka dambeeyey dalab ka yimi dhanka Madaxweyn...
Monday, February 26, 2018
-
Maraykanka Oo Shardi Ku Xidhay Wadahadal Uu La Galo Kuuriayda Woqooyi
Maraykanka ayaa sheegay in hadii wadahadallo toos ah uu la yeelanayo Kuuriyada Woqooyi ay tahay in wadahadalladaa natiijadoodu noqoto in Kuuriyada Woqooyi joojiso barnaamijkeeda nukliyeerka.
Aqalka Cad ayaa hadalkan sheegay mar...
Monday, February 26, 2018
-
“Djibouti Maaha Inay Xaasiddo Maalgalinta Dekeddaha Berbera Iyo Boosaaso..” Faysal Cali Waraabe Oo Eedaymo Culus Ujeediyay Dawlada Jabuuti
"Djibouti Maaha Inay Xaasiddo Maalgalinta Dekeddaha Berbera Iyo Boosaaso.." Faysal Cali Waraabe Oo Eedaymo Culus Ujeediyay Dawlada Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 25, 2018
-
“Haddii Kursigii Been Iyo Boob Lagu Soo Xera Galiyey ,Waxaanu Filaynay In Run Lagu Dhaqi Doono, Runa Laguma Dhaqin Ee Waa Lays Mahadiyey “Cabdiqaadir Jirde”
Guddoomiyaha ku-meelgaadhka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa si adag u dhaliilay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, oo uu ku eedeeyay inaanay run ku dhaqayn dalka.
Xildhibaan Ji...
Sunday, February 25, 2018
-
Khadra Xaaji Gaydh oo Iska Casishay Xil Loo Magacaabay
-Gudoomiye ku xigeenkii hay’adda dhawrista tayada somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh ayaa si rasmi ah u shaacisay inay iska casishay xilkaas uu dhawaan madaxweyne Muuse Biixi u magacaabo.
Marwo Khadra Xaaji Gaydh ayaa sh...
Sunday, February 25, 2018
-
Erdogan oo booqanaya Afar waddan oo ka tirsan Africa
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta maalmo wuxuu ku bixin doonaa afar dal oo Africaan ah.
Madaxweynaha Turkiga ayaa booqanaya dalalka kala ah:- Algeria, Mauritania, Senegal iy...
Sunday, February 25, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka dalka Kuwait
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambaliyeeyay Amiirka iyo shacabka dalka Kuwait sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegtay xurriyadda dalkaas.
Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka Soomaa...
Sunday, February 25, 2018
-
Golaha Ammaanka Oo Isku Raacay Xabbad Joojin Wakhti Leh Oo Laga Dhaqan Geliyo Suuriya
Labada kooxood ee ugu waawayn falaagada Suuriya ee gacanta ku haysa Quudada Bari ayaa soo dhaweeyey qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo saaray ee ku baaqaya in Suuriya oo dhan laga dhaqan geliyo xabad joojin aadameni...
Sunday, February 25, 2018
-
Dawlada Jabuuti oo Tafaasiil Ka Bixisay Sababahay U Eriday Shirkada DP World
Dawlada Jabuuti oo Tafaasiil Ka Bixisay Sababahay u Eriday Shirkada DP World
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 25, 2018
-
“Somaliland Been Lagu Maamuli Maayo”.Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde”
xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa luuqad adag kula hadlay kornayl muuse biixi iyo kooxdiisa jeegaanta isagoo sheegay inaan maanta dalka lagu dhaqi kari been, dhanka kale xildhibaan cabdiqaadir jirde wuxuu si adag uga hadlay xadhig...
Sunday, February 25, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|