BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiyayaasha Xisbiyada WADDANI Iyo Ucid Oo Ka Hadlay Gudi Ay u Sareen In ay Baadhitaan Ku Sameeyaan Golayaasha Deeganka Dalka
February 28, 2018 - Written by admin

Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horaysay wada jir u ansixiyay guddi baadhitaan ku samaynaysa hawlaha maayirrada Somaliland oo la tuhunsan yahay in musuqmaasuq badan ku gadaaman yahay

axsaab

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS