BALIGUBADLE MEDIA
SOLJA Oo Ka Hadashay Shaqo-ka-joojinta Lagu Sameeyay Wariyeyaal Ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta
March 1, 2018 - Written by admin

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay wariyeyaal tiradoodu dhan tahay 24 wariye, oo wasiirka wasaaradda warfaafintu ku sameeyay shaqo ka joojin, kadib markii ay warbaahinta lasoo hor istaageen cabasho ay muujiyeen iskushaandheyn wasiirka wasaaraddaasi ku sameeyay hawl-wadeennada wasaaradda, taasi oo ay ku tilmaameen, mid caddaalad ku salaysnayn

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS