BALIGUBADLE MEDIA
Fadeexad: Kornayl Muuse Biixi oo Shaqaalihii uu Madaxtooyadda Ka Eryay Ku Badalay Daraasiin Beeshiisa ah
March 2, 2018 - Written by admin

kornayl muuse biixi cabdi oo ah madaxwaynaha dalkan aan aqoonsiga haysan ee somaliland ayaa noqday madaxwaynihii ugu liitay ee soo mara somaliland

muuse biixi

la taliyayaal wanaagsan oo dawlad yaqaana ayaa u muuqda inuu ku fashilmay masuuliyadda madaxwaynenimo ee uu hayo islamarkaana uu noqday badhasaab gobol marka aad eegto qaabka uu u bahdilay madaxwaynenimada.

muuse biixi malaha astaan madaxwayne iyo wax u eg toona mana hayo aqoonteedii iyo kartideedii waxaanu gabi ahaanba dalkii ka dhigay wax aan nidaam ka shaqayn mudadii uu joogay waa shakhsiga kaliya ee isagoo madaxwayne sheeganaya intuu dareeeriyo shaqaale dawladeed ku badalay shaqaale cusub oo dhamaantood beeshiisa ah waa arin rasmiya oo ka dhacday madaxtooyada somaliland’

kornayl muuse biixi waxa iskaga khaldamay kursigii madaxwyanenimadda iyo chief caaqilkii beeshiisa.

waxaanu gabi ahaanba kufsaday sharciyadii iyo nidaamkii u yaalay dalka waxaanu somaliland gabi ahaanteedba ka dhigay xero reerkooda leeyihiin

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS