-
Kornayl Muse Bixi oo badka soo dhigay Sadex Balanqaad oo xildhibaanada Hargeysa codka ku heleen balse ku fashilmeen inay fuliyaan+Xabaalo la iibsaday
Kornayl Muse Bixi oo badka soo dhigay Sadex Balanqaad oo xildhibaanada Hargeysa codka ku heleen balse ku fashilmeen inay fuliyaan+Xabaalo la iibsaday
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 26, 2018
-
Madaxwayne Saylici oo Ka Garaabay Dhaliilo Fool Xun oo Dul Hooganaya Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayay ka soo yeedheen hadalo aanu ka fiirsan oo abuuri kara khilaaf dhinaca hanaanka wada shaqayneed ah isaga iyo Madaxweynaha Somaliland waxaana ifka u soo...
Monday, March 26, 2018
-
Xildhibaan Jaamac Riyo oo Ka Hadlay Hadalo Aflagaado U Badan oo Ka Soo yeedhay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida
Abwaan Jaamac Riyo oo ka mida mudanayaasha golaha guurtidda Somaliland ayaa sheegay in lagu qaaday weerar gacan ka hadla isaga oo jooga mid ka mida meheradaha shaaha laga cabo ee gudaha magaalada Hargeysa.
Xildhibaan Jaamac...
Monday, March 26, 2018
-
Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Xidhiidhka U Jaraysa Dhamaan Haay’addaha UN-Ka Ah Ee Ku Sugan Hargaysa
Xukuumadda uu Hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa diyaarisay qorshe ay cawda ugu jarayso dhamaan Hay’addaha UN-ka ee Somaliland ka hawlgala ee Xafiisyada ku leh Magaalada Hargeysa,Waxaana Arintaasi loo saaray Gudi uu G...
Monday, March 26, 2018
-
Xildhibaan Dheeg oo Ka Hadlay Buuga Sooyaal ee Muranka Dhaliyay,Raalina Galina Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Golaha Guurtida ah
Xildhibaan Dheeg oo Ka Hadlay Buuga Sooyaal ee Muranka Dhaliyay,Raalina Galina Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Golaha Guurtida ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 25, 2018
-
Xildhibaan ay Isku Deegaan yihiin Wasiir Guribarwaaqo oo Raali Galin Ka Bixiyay Buuga Muranka Dhaliyay ee Sooyaal
Xildhibaan ay Isku Deegaan yihiin Wasiir Guribarwaaqo oo Raali Galin Ka Bixiyay Buuga Muranka Dhaliyay ee Sooyaal
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 25, 2018
-
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Muuse Biixi
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 25, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Khudbad Faan U Badan U Jeediyay Labadda Gole ee Somaliland
Kornayl Muuse Biixi oo Khudbad Faan U Badan U Jeediyay Labadda Gole ee Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, March 25, 2018
-
War-saxaafadeed:Bangiyada Ganacsi ee Somalia & Somaliland oo midoobay
War-saxaafadeed ka soo baxay midowga Bankiyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la mideeyay guud ahaanba Bankiyada oo la sameeyay hay’ad mideysa.
War-saxaafadeed :
Waxaa dib u habayn lagu sameeyay midowga bankiyada Soomaali...
Sunday, March 25, 2018
-
Sompower oo La Daalaa Dhacaysa Fadeexado Kaga Imanaya Shirkadaha Laydhka ee Hargeysa
Shirkada Korontadda Sompower Oo Ay Ku bahoobeen in ka badan 34 Shirkadood Oo yar yar oo Dalka Si gaar gaar ah ugu Shidi jiray Laydhka Ayaa Bulshada Somaliland Waxay Uga Warameen Caqabadihii kala Duwanaa ee Ay Shirkadu Soo martay...
Sunday, March 25, 2018
« Previous Page — Next Page »