BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Somaliya oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Maamulka Hawadda Somaliya + Jawaabya Xukuumadda Kornayl Biixi Ka Bixisay
March 30, 2018 - Written by admin

Maalmihii la soo dhaafay ayay warbaahintu qortay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wado qorshe uu dalka kaga eryayo dhammaan hay’addaha Qaramada Midoobay iyada oo sababta lagu sheegay in aanu la dhacsanayn wax qabadkooda, sidoo kalena saluugsan yahay sida wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ula macaamilo Somaliland.

hawadasare

wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa arrintaasi ka hadlay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS