|
wararka
-
Madaxweyne Farmaajo oo Kulan La Qaatay Saraakiisha Dhalinyarada Ah Ee Hogaanada Ciidanka Milatariga
-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahia Farmaajo ayaa kulan la qaatay saraakiisha dhalinyarada ah ee u magacaabay hogaanada ciidanka milatariga.
Madaxweyne Farmaajo oo labadii todobaad ee hore ku...
Tuesday, March 27, 2018
-
Geelaha Jabuuti oo Awooda Iskugu Gaynaya Inuu Dib U Istaadho Wada Xaajooodka Somaliya Iyo S/land
Wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee qorshaysnaa in marka hore daah-fur loogu sameeyo dalka Djibouti, ayaa u muuqda inay god dheer ku dhaceen, ka dib markii ay labada wadan soo kala dhex gashay khilaafka DP world ee maalgas...
Tuesday, March 27, 2018
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Warar Sheegaya Saldhig Milatari oo Turkiga Somaliland laga Siinayo
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Warar Sheegaya Saldhig Milatari oo Turkiga Somaliland laga Siinayo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 27, 2018
-
Baaq ay soo saareen qurbo jooga beelaha Garxajis oo ka digaaya burbur ku yimaada Somaliland
Hadaanu nahay Qurbajooga iyo Qolqoljooga Ismail Sh. Isaxaaq (Garxajis), waxaanu ka digaynaa burbur ku yimaada Somaliland oo ifafaalaheedu muuqdo. Dalka waxaa loo soo huray naf iyo maal. Waxaa ku naf waayay kumanaan halyay. Waxaa l...
Tuesday, March 27, 2018
-
Siyaasi Aadan Dhoola Yarre oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Khudbadii Kornayl Muuse Biixi
Siyaasi Aadan Dhoola Yarre oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Khudbadii Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 27, 2018
-
Maamulaha Shirkadda Sagal Jett oo Mudadii Ay XUkuumaddani Jirtay Qaatay Mashruucii Saddexaad ee uu Ku Naasnuujinayo Adeerkii Kornayl Muuse Biixi
maamulaha shirkadda sagal jett cabdi yuusuf aar ayaa todobaadkii hore qaatay laba mashruuc oo waawayn kuwaas oo wada socda labadan mashruuc ee balbalaadhan ee uu qaatay cabdi yuusuf aar ayaa ah mashruucii timirta iyo raashinka cii...
Tuesday, March 27, 2018
-
USA, Canada, Ukraine Iyo 14 Dal Oo Midawga Yurub Ka Tirsan Oo Eryey Dublamaasiyiinta Ruushka Iyo Dawlada Moscow Oo Ka Jawaabtay
Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in ay dalalkooda ka eryayaan boqolaal dublamaasiyiin Ruush ah, sababtuna tahay weerarkii sunta habdhiska dareen wadk...
Tuesday, March 27, 2018
-
Mudaharaado Waawayn oo Lagaga Soo Horjeedo Sicir Bararka Sii Kordhaya oo Ka Istaadhmay Guud ahaan Goboladda Somaliland
Mudaharaado Waawayn oo Lagaga Soo Horjeedo Sicir Bararka Sii Kordhaya oo Ka Istaadhmay Guud ahaan Goboladda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, March 26, 2018
-
Sawirka Maanta Somaliland Ma Dawladbaa Mise Waa Dal ay Awoodiisa Iska Leedahay Beel Gaar ahi
Sawirka Maanta Somaliland Ma Dawladbaa Mise Waa Dal ay Awoodiisa Iska Leedahay Beel Gaar ahi
...
Monday, March 26, 2018
-
Madaxwayne Kornayl Biixi oo Guddida Doorashooyinka Ka Difaacay Eedaymo Uga Yimid Xisbiga Waddani
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab ka bixiyey dacwad ka dhan ah guddida doorashooyinka qaranka oo uu u soo gudbiyey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani.
Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta khudbad sanadeedki...
Monday, March 26, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|