-
“Madaxweyne Waxaanu Nahay Jeegaantii Ku Dooratay Ee Burco…..” Ganacsatada Bariga Burco Oo Sida Fiinta Ugu Qayliyay Madaxweyne Biixi
Ganacsatada bariga magaalada Burco ayaa sheegay inay ka qoomameeyeen doorashadii Madaxweyne Muuse Biixoi Cabdi iyo codkii ay siiyeen waxaanay sida fiinta u qayliyay sicir-bararka iyo xaaladda dalku jiro.
Isha Ku Hay Balig...
Saturday, March 31, 2018
-
Madaxweynihii Hore Somaliya Shariif Sheekh Axmed Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagan Somaliya Iyo Sida Uu Xalka U Arko.
Madaxwaynihii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay khilaafka kala qaybiyay baarlamaanka dalka Somaliya ee ka dhashay mooshinka laga soo gudbiyay gudoomiyaha golaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
...
Saturday, March 31, 2018
-
Itoobiya Oo Ka Hadashay Saamaynta Isticmaalka Dekada Berberi Ku Yeelan Doono Xidhiidhka Ay La Leedahay Somaliya.
Wasiirul dawlaha ganacsiga iyo arrimha dhaqaalaha ee wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Dr.Aklilu Hailemichael, ayaa sheegay in adeegsigooda dekedda Berbera ee Somaliland aanu dhibaato u gaysan doonin xidhiidhka ay la leeyihiin ...
Saturday, March 31, 2018
-
Faransiiska oo dhexdhexaadin ka gali doona muranka Suuriya
Loollanka ka taagan waqooyiga Suuriya ayaa noqday wareer diblumaasiyadeed oo weyn, kaas oo suurtogal ka dhigaya in labo xulufo oo kawada tirsan NATO, waa Turkiga iyo Maraykankee ay iska soo horjeestaan.
Xooggaga Turkiga oo taag...
Friday, March 30, 2018
-
Dawladda Somaliya oo La Wareegtay Gacan Ku Haynta Maamulka Hawadda Somaliya + Jawaabya Xukuumadda Kornayl Biixi Ka Bixisay
Maalmihii la soo dhaafay ayay warbaahintu qortay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wado qorshe uu dalka kaga eryayo dhammaan hay’addaha Qaramada Midoobay iyada oo sababta lagu sheegay in aanu la dhacsanayn wax qabadkooda, sidoo ka...
Friday, March 30, 2018
-
Cabdifatax Al-Siisi Oo Mar Labaad Loo Doortay Madaxweynaha Dalka Masar
Warbaahinta dawladda Masar ayaa goordhowayd shaacisay in doorashadii Bishan ka socotay gudaha iyo dibadda Masar uu ku guuleystay madaxweynaha hadda talada haya ee Cabdifataax Al siisi uuna helay codad gaaraya 92%.
23 Milyan...
Friday, March 30, 2018
-
Somaliya Iyo Pakistan oo Markii Ugu Horaysay Heshiisyo Cusub Kala Saxeexday
Labada dowladdood ee Soomaaliya iyo Pakistaan ayaa ka shalay oo khamiis ahayd ka wada hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa xidhiidhka labada dhinac iyo xoojinta iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha.
Kullan caasimadda Pakistaan ee ...
Friday, March 30, 2018
-
Shirkada DP World Oo Ganafka Ku Dhufatay Hadal Ka Soo Yeedhay Dawlada Djibouti
Shirkadda DP World ee Imaaraadka ayaa ganafka ku dhufatay hadal ka soo yeedhay dawladda Jabuuti oo ku saabsan in ay shirkadda reer Imaaraad ka iibsanayaan saamiga 33% ah ee ay ku lahayd dekedda Doorale taas oo ay dawladda Jabuuti ...
Friday, March 30, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Ku Adkaysanaya Kala Dirista Komishanka Doorashooyinka Somaliland
Xisbiga Waddani oo Ku Adkaysanaya Kala Dirista Komishanka Doorashooyinka Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 29, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Kursigu Ku Balaadhay Iyo Kulankii Saddexaad oo uu Iskiugu Yeedhay Golayaasha Qaranka Bil Gudaheed
madaxwaynaha aan xukuumadiisa loo dhamayn kornayl muuse biixi cabdi ayaa u muuqda inuu ku habsaday fashil baahsan oo dhinaca maamulka iyo maaraynta ahi kadib markii uu shaqadda qaranka u fahmay shirar kala gadisan oo uu la qaato m...
Thursday, March 29, 2018
« Previous Page — Next Page »