-
Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Yeelatay Madaxwayne U Kala Abtiriya !!!
Madaxwaynaha aan xukuumadiisa loo dhamayn ee beeshiisu buux dhaafisay manaasiibta iyo manaafiicda dalka kornayl biixi ayaa markale sidii caadada u ahayd soo saaray liisto magacaabisa oo ay buux dhaafisay beesha uu ka soo jeedaa....
Sunday, April 1, 2018
-
Kornayl Biixi oo SIdii Caadada U Ahayd Markale Soo Saaray Daraasiin Magacaabisa oo ay Buux Dhaafisay Beeshiisu!!!!!
WAR-SAXAAFADEED: 01/04/2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-70/042018 uu ku magacaabay 24 Masuul.
Wareegto Madaxweyne
Magacaa...
Sunday, April 1, 2018
-
Qunsulka Turkiga U Jooga Hargeysa Oo Sheegay In Shirkada Turkish Airlines Ay Duulimaadyo Ka Bilaabi Doonto Somaliland
Shirkadda Diyaaradaha ee laga leeyahay Waddanka Turkiga oo lagu magacaabo Turkish Airlines ayaa qorshaynaysa in ay duulimaadyo ka bilawdo Somaliland.
Duulimaadyadda Diyaarada Turkish Airlines oo noqonaysa markii ugu horeysa...
Sunday, April 1, 2018
-
Baanka Dhexe oo Soo Saaray Jaangoynta Sarrifka iyo Isku Bedelka Lacagaha ee Maanta Lagu Shaqayayo
Baanka dhexe ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka oo Axad ah soo saaray jaangoynta sarrifka iyo isku bedelka lacagaha, waxaanay dadwaynaha la wadaageen qiime sar go’an oo maanta lagu sarrifi doono, gacan hore iyo mid dambeba.
...
Sunday, April 1, 2018
-
Dawlada Soomaaliya Oo Xafiiska Qaramada Midoobay Ee UNSOM Ku Eedaysay Inuu Sii Hurinayo Xaalada Siyaasadeed Ee Muqdisho –
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Abubakar Cismaan oo dhawaan golaha ammaanka u gudbiyay qoraal ka dhan ah saldhiga milatari ee UAE ay ka dhisanayso Berbera, ayaa waxa kale oo uu eeddo u jeediyay xafiiska UNSOM ee u...
Sunday, April 1, 2018
-
Ruushka Oo Wadamada Galbeedka Ku Eedeeyey Inay Hor Istagayaan Marti Gelinta Ciyaaraha Aduunka Ee Moscow
Afhayeen u hadashay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka oo lagu magacaabo Maria Zakharova ayaa ku eedaysay Ingiriiska iyo Mareykanka inay isku dayayaan in dalkeeda ay ka hor istaagaan martigelinta Koobka Adduunka ee sanadkan.
...
Sunday, April 1, 2018
-
Shaqaale Ka Tirsan Haayadaha Dawladda oo Aan Wax Mushahara Qaadan Tan iyo Intii Kornayl Muuse Biixi Kursiga Fuulay
Shaqaale Ka Tirsan Haayadaha Dawladda oo Aan Wax Mushahara Qaadan Tan iyo Intii Kornayl Muuse Biixi Kursiga Fuulay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 31, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Ka Hadlay Fadhigii Baaqday Iyo Nuxurka Kulankii ay Wada Qaateen Madaxwayne Farmaajo
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo Ka Hadlay Fadhigii Baaqday Iyo Nuxurka Kulankii ay Wada Qaateen Madaxwayne Farmaajo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 31, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Ka Hadlay Heshiiskii DP World Markalena Jawaab Hawadda U Mariyay Dawladda Somaliya
Kornayl Muuse Biixi oo Ka Hadlay Heshiiskii DP World Markalena Jawaab Hawadda U Mariyay Dawladda Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 31, 2018
-
Xukuumadda oo Golaha Wakiiladda Somaliland oo Miisaaniyadda Sanadeedka 2018 U Gudbiyay Golaha Wakiiladda
Xukuumadda oo Golaha Wakiiladda Somaliland oo Miisaaniyadda Sanadeedka 2018 U Gudbiyay Golaha Wakiiladda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, March 31, 2018
« Previous Page — Next Page »