-
Jaaliyadda Somaliland ee UK oo Kulan Xog-waran ah La Yeeshay Guddoomiyaha Maroodijeex Ee Xisbiga WADDANI
Jaaliyadda Somaliland ee UK oo Kulan Xog-waran ah La Yeeshay Guddoomiyaha Maroodijeex Ee Xisbiga WADDANI
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Tuesday, April 3, 2018
-
Sacuudiga: Israa’iil Xaqbay U Leedahay In Ay Dal Yeelato
Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan ayaa qiray in Israa'iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato.
Arrintaas ayaana u muuqata isbadal lataaban karo oo ku yimid meeshii uu Sacuudigu taagnaa markii h...
Tuesday, April 3, 2018
-
Xaaskii hore ee Mandela, Winnie Mandela oo geeriyootay
Haweenaydii u ololeyn jirtay dagaalkii ka dhanka ahaa midib takoorkii Koonfur Afrika Winnie Mandela ayaa geeriyootay iyada oo ay da'deedu tahay 81 jir, waxaa sidaasi sheegay kaaliyaheeda gaarka ah.
Winnie Madikizela Mandela...
Monday, April 2, 2018
-
Raysal Wasaaraha Cusub ee Dalka Ethioipia oo Balanqaadyo Waawayn U Sameeyay Bulsho Waynta Ethiopia
Raysal Wasaaraha Cusub ee Dalka Ethioipia oo Balanqaadyo Waawayn U Sameeyay Bulsho Waynta Ethiopia
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 2, 2018
-
Kornayl Muuse Biixi oo Muddo Gaaban oo uu Joogay Xilalka Umadda U Miisay Beeshiisa + Tiradda Guud ee uu Magacaabay
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa mudadii uu talada dalka hayey waxa uu magacaabay 87 digreeto oo uu u xushay inay ka gacan siiyeen hirgelinta barnaamijkiisii siyaasadeed ee uu ololaha ku galay.
Digr...
Monday, April 2, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiir-ku-xigeenka Waxbarashada oo Sifo Beelaysan u marin-habaabiyay Miisaaniyadda Waxbarashada ee 2018
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Yuusuf Maxamed Cabdi iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Md. Cabdiqaadir Dhegaweyne ayaa markii ugu horraysay sifo reeraysan u majare-habaabiyay miisaaniyadda waxbarashada e...
Monday, April 2, 2018
-
Siyaasi Cabdiqaadir Obsiiye oo Taageeray Go’aankii Waddani ee Kala Dirista Komishanka Doorashooyinka iyo Arrimo Kale
Siyaasi Cabdiqaadir Obsiiye oo Taageeray Go'aankii Waddani ee Kala Dirista Komishanka Doorashooyinka iyo Arrimo Kale
https://youtu.be/tRQSR4Os_xE...
Monday, April 2, 2018
-
Cuqaasha Beesha Ciidagale oo Sheegay In Waxgaradka Wasiir Guribarwaaqo Dhawr ajeer Kaga Baxeen Balamo ay La Galeen
Cuqaasha Beesha Ciidagale oo Sheegay In Waxgaradka Wasiir Guribarwaaqo Dhawr ajeer Kaga Baxeen Balamo ay La Galeen
https://youtu.be/OX3DtV47lJI...
Monday, April 2, 2018
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Faahfaahin Ka Bixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Xalay Ka Da’ay Dalka
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Faahfaahin Ka Bixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Roobabkii Xalay Ka Da'ay Dalka
https://youtu.be/2mp4NGUIPgs...
Monday, April 2, 2018
-
Dadkii Abaarihii kala Dambeeyay ee dalka Ka Dhacay Aafeeyeen oo Ka Hadlay Cabashooyin iyo Duruufo Baahsan oo Ku Habsaday
Dadkii Abaarihii kala Dambeeyay ee dalka Ka Dhacay Aafeeyeen oo Ka Hadlay Cabashooyin iyo Duruufo Baahsan oo Ku Habsaday
https://youtu.be/BgTU4x4A3D8...
Monday, April 2, 2018
« Previous Page — Next Page »