BALIGUBADLE MEDIA
Kornayl Muuse Biixi oo Muddo Gaaban oo uu Joogay Xilalka Umadda U Miisay Beeshiisa + Tiradda Guud ee uu Magacaabay
April 2, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa mudadii uu talada dalka hayey waxa uu magacaabay 87 digreeto oo uu u xushay inay ka gacan siiyeen hirgelinta barnaamijkiisii siyaasadeed ee uu ololaha ku galay.

Digreetooyinka uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku magacaabay xubnaha xukuumadiisa ayaa waxa ka muuqda dheeli badan oo meesha ka saaray saami qaybsigii ay beelaha somaliland ku wadaagi jireen nidaamka dawladnimo, iyada oo si weyn looga dareemayo sadbursi balaadhan oo madaxweynuhu siiyey beeshiisa.

No automatic alt text available.

Beesha Suber AwalHadaba halkan kaga bogo 87


digreeto ee uu magacaabay madaxweyne Muse Biixi iyo sida beeluhu u kala heleen.

1.Wasiirka Ariimaha dibada

2.Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta

3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka

4.Wasiirka Hormarinta wadooyinka

5.Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga

6.Hanti dhawraha guud ee qaranka

7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada

8.Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka

9.Gudoomiyaha gobalka gabiley

10. Gudoomiyaha Gobalka salaal

11.Gudoomiyaha Gobalka saraar

12.Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex

13. Safiir ku xigeenka Ethiopia

14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada

15.Aggasimaha guud Ee caafimadka

16.Aggasimaha guud ee Maaliyada

17.Aggasimaha Guud Maalgashiga

18.Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada

19.Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka

20.Gud ku xigeenka Haayada tayada

Total :- —20 Digreeto—

Beesha Habarjeclo

1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka

2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha

3.Wasiirka Macdanta

4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada

5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

6.Wasiir ku xigeenka caafimadka

7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga

8.Gudoomiyaha gobalka Awdal

9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex

10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada

11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka

12.Safiir ku xigeenka Dalka Kenya

13.Safiirka Midowga Africa

14.Aggasimaha guud Ariimaha dibada

15.Aggasimaha guud ee Cadaalada

16.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka

17.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta

18.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska

— Total 18 Digreeto —-

Beesha Garxaajis

1.Wasiirka Maaliyada

2.Wasiirka Caafimadka

3.Wasiirka Ciyaaraha

4.Wasiirka Deganka

5.Wasiir ku xigeenka waxbarashada

6.Wasiir ku xigeenka warfaafinta

7.Gudoomiyaha Gobalka Togdheer

8.Gudoomiyaha Gobalka Hawd

9.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil

10.Afhayeenka Madaxtooyada

11.Safiirka Ethiopia

12.Aggasimaha Boosaha

13.Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha

14.Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose

15.Aggasimaha gadiidka

— Total 15 Digreeto —-

Beesha Arab

1.Wasiirka Diinta iyo waqaafta

2.Wasiirka maalgashiga

3.Wasiir ku xigeenka ariimaha dibada 

4.Gudoomiyaha Gobalka sanaag

5.Safiirka Qaraamada midoobay

6.Aggasimaha Ciyaaraha

7.Aggasimaha Beeraha

— Total 7 Digreeto —

Beesha Ayuub

1.Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

2.Aggasimaha macdanta

3.Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka

— Total 3 Digreeto —

Beesha Toljeclo

1.Wasiir ku xigeenka Maaliyada

— Total 1 Digreeto —–

Beelaha Harti

1.Wasiirka wasaarada biyaha

2.Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta

3.Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska

4.Wasiirka Gaashandhiga qaranka

5.Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka

6.Gudoomiyaha gobalka Buhoodle

7.Aggasimaha diinta iyo waqaafta

8.Aggasima Amniiga

9.Aggasimaha Warfaafinta

10.Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska

11.Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka

—- Total 11 Digreeto —

Beesha Samaroon

1.Wasiirka wasaarada beeraha

2.Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka

3.Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska

4.Gudoomiyaha gobalka Saaxil

5.Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga

6.Aggasimaha wasaarada Biyaaha

7.Aggasimaha wasaarada tacliinta sare

8.Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga

— Total 8 Digreeto —-

Beesha Ciise

1.Wasiirka wasaarada Cadaalada

2.Aggasimaha wasaarada waxbaraashada

—Total 2 Digreeto —

Beesha Gabooye

1.Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka

Beesha Fiqishini

1.Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS