|
wararka
-
“Tiroba Illaa Shan Mashruuc Ayaanu Xogta Ku Haynaa In Madaxweynuhu Cid Ku Naasnuujiyay” Xisbiga UCID oo Soo Bandhigay Mashaariicda La Siiyay Madaxa Sagal Jett
Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa soo qufay Ceebihii ugu cuslaa ee uu Madaxweyne Muuse Biixi ku talaabsaday muddadii yarayd ee uu Xilka hayay,Waxa ay sheegeen in Madaxweynuhu shan Mashruuc oo aan tartanta loo galin uu cid gaar ah...
Tuesday, May 1, 2018
-
Trump Oo Dib U Dhigay Canshuur Uu Ku Soo Rogi Lahaa Midawga Yurub
Maamulka madaxweyne Trump ayaa wakhtiga u kordhiyay wadaxaajoodka ku saabsan ganacsiga birta iyo naxaasta ee uu Maraykanku la leeyahay Midawga Yurub, Canada iyo Mexico.
Wadahadalka ayaana sii socon doona ilaa 30 maalmood oo...
Tuesday, May 1, 2018
-
Taliska Ciidanka Milatariga Somaliland oo Ka Hadlay Warar Sheegaya Inay Ciidamo Tiro Badani Uga Goosteen Dhankaas Iyo Puntland + Tiradda goosatay
Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inaanu jirin Ciidan ka tirsanaa oo meel kale tegay ama u goostay, wararka arrinkaa la xidhiidhana yihiin kuwo la been-abuuray.
Qoraal ka soo baxay xarunta ...
Tuesday, May 1, 2018
-
Guddida Doorashooyinku Waa Inay Is Casilaan
.Siyaasi Cabdi Haybe
Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed,oo ka mid ah hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani ayaa eeddo culus u soo jeediyey Komishanka Doorashooyinka,waxaanu ku taliyey in la kala diro madaama uu sheegay in Doorasho dambe lagu aamini karin.
...
Tuesday, May 1, 2018
-
Golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta Si Rasmiya U Doortay Gudoomiye Cusub + Waa Kuma?
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiye cusub, ka dib markii uu dhawaan xilkaasi iska casilay Guddoomyihii hore ee Xilkaasi hayay Maxamed CabdilaahI Jawaari.
Guddoomiyaha Cusub ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka...
Monday, April 30, 2018
-
“Wasaarada arrimaha Dibadda Ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabtu Waxay Samaynaysa Is-bedel Saammeyn Ku Yeelanaya Muwaadiniinta Somaliland…” Ambasador Baashe
Safiirka Somaliland u fadhiya dalka isu-taga imaaraadka Carabta Ambassador Baashe Cawil ayaa sheegay inay Wasaarada Arrimaha dibadda ee dalka isu-tagga imaaraadka Carabtu ay sameynayso is-bedel, kaas oo uu ku tilmaamay inay saamey...
Monday, April 30, 2018
-
“CIGAAL Ayay Xiniin-Yaha Jiidayeen, Imikana Annaga Ayey Na Rifayaan…Waxaan Ku Talaabsani Mowqif Ay Ku Jawaab” Cabdilaahi-JAWAAN
Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi-JAWAAB), ayaa ka jawaabay eedaymo ay komiishanka doorashooyinku u soo jeediyeen.
Sidaa waxa uu Cabdilaahi-JAWAAN ku sheegay mar uu la hadlayay Qaar ka mida Saxaafadda.
“CIGAAL a...
Monday, April 30, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Ka Jawaabay Hadaladii Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Cirro
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda somaliland yuususf maxamed cabdi oo Ka Jawaabay Hadaladii Ka Soo Yeedhay Gudoomiye Cirro
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, April 30, 2018
-
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Guddoomiye Cusub Dooranaya
Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah mudenayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa olole ugu jira inuu iska difaaco weerar la doonayo in lagaga xayuubiyo xilka xildhibaano, ka dib markii dhawaan ay shirgu...
Monday, April 30, 2018
-
Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Guddoomiye Cusub Dooranaya
Baarlamaanka Dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo isniin ah doortaan guddoomiyihii hogaamin lahaa, ka dib markii uu xilkaasi iska casilay Guddoomiyihii hore ee Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Ilaa iminka murashax...
Monday, April 30, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|