-
13 Wariye Oo La Xidhay Muddadii Afarta Bilood Ahayd Ee Uu Xilka Hayay Madaxweyne Muuse Biixi
Magaalada Hargeysa oo lagu qabtay xuska maalinta xorriyada saxaafadda Adduunka, iyadoo afartii bilood ee uu xilka hayay madaxweyne Biixi Somaliland lagu xidhay 13 suxufi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 3, 2018
-
Nuxurka Khudbadii Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro U Jeediyay Bulsho Waynta Reer Sanaag (Daawo)
Nuxurka Khudbadii Gudoomiye cabdiraxmaan Cirro U jeediyay Bulsho waynta Gobolka sanaag
https://youtu.be/zFua-ptFKlo...
Thursday, May 3, 2018
-
Nuxurka Qodobadda Ugu Muhiimsan ee Lagaga Dooday Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Biixi
Kal-fadhigii kow iyo tobnaad (11-aad) ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu qabsoomay hoolka shirarka ee golaha wasiirrada, waxana lagu lafo-guray arrimo badan oo ku saabsan xaaladda guud ee da...
Thursday, May 3, 2018
-
“Afar Bilood Oo Muuse Madaxweyne Ahaa Xabsiyadii Dalku Way Buuxaan” Guddoomiye Cirro –
gudoomiyaha xisbiga muncaaradka ah ee waddani ayaa tafaasiil dheer ka bixiyay tacadiyada baahsan ee xukuumadda muuse biixi ku hayso bulshadda somaliland isagoo sheegay in mudadii gaabnayn ee muuse xilka hayay ay buux dhaafeen xabs...
Wednesday, May 2, 2018
-
Madaxweyne Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Aabihii Dhalay Carruurtii Daadku Ku Qaaday Gudaha Magaalada Hargeysa
Madaxweyne Biixi Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Aabihii Dhalay Carruurtii Daadku Ku Qaaday Gudaha Magaalada Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, May 2, 2018
-
DAAWO: “Viber Optic-ga Waxa Kaliya Oo Loo Ogolaaday Somcable Oo Uu Leeyahay Nin Si Qaawan U Taageera Kulmiye” Guddoomiye Cirro “
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa bulshada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool u jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa.
Cabdiraxmaan Cirro ayaa dul istaagay Khadka Internet-ka oo uu shee...
Wednesday, May 2, 2018
-
Ciidmadda Amaanka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Afayeenkii Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland
ciidmadda aaanka somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay afayeenkii Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland ahna aasaasihii dugsiyadda quule aadan dool Iyo Suldaan Maxamed suldaan faarax Cabdilaahi Ibraahin Xaaji xasan
Lama garanay...
Wednesday, May 2, 2018
-
Zidane Oo Si Faahfaahin Uga Hadlay Kulanka Caawa ee Real Madrid vs Bayern Munich
Tababaraha Real Madrid, Zinedine Zidane ayaa ka hadlay xaaladda ciyaaryahannada ka dhaawacan, muhiimadda kulanka Bayern Munich, in mustaqbalkiisu ku xidhan yahay ciyaartaas iyo arrimo kale.
Zidane oo ka hadlayey shir jaraa’...
Tuesday, May 1, 2018
-
Mohamed Salah Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Sannadka Ee Qoreyaasha
Xiddiga kubadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku guuleystay abaalmarinta sannadka ee Ururka Qoreyaasha Kubadda cagta waddanka Ingiriiska.
Salah oo ay da’diisu tahay 25 sannadood, ayaa dhaliyey 31 gool oo horyaalka...
Tuesday, May 1, 2018
-
Bulshadda Isticmaasha Baraha Bulshadda oo Maalmihii U Dambeeyay Si Adag U Qaadaa Dhigaysay Fashilka Dul Hooganaya Ururka Xuquuqal Insaanka
dhalinyarta adeegsata baraha bulshadda ayaa maalmihii u dambeeyay si adag u qaadaa dhigtay fashil baahsan oo dul hooganaya ururka xuquuqal iinsaanka somaliland kaas oo ay ku macneeyeen inaanu ahayn urur ay u siman yihiin muwadinii...
Tuesday, May 1, 2018
« Previous Page — Next Page »