BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga WADDANI oo Qaadacay In Xuska 18-ka May Loo Bedelo 15-ka May (Daawo)
May 6, 2018 - Written by admin

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ganafka ku dhuftay go,aan ay xukumadda Muuse Biixi ka soo saartay in hore loo soo dhigo xuska maalinta gooni-isku taaga Somaliland ee 18May waxaana xukumadda Muuse Biixi ay ka dhigtay maalintaasi in 15May la xuso maalintaasi iyagoo sheegay in ay rabadaanta darteed hore loogu soo dhigay

khadar guuleed

COMMENTS