BALIGUBADLE MEDIA
Aabaha Dhalay Naciima Abwaan Qorane Oo La Kulmay Madaxweyne Biixi Iyo Niciima oo La Filayo Inay Xorriyadeeda Dib U Hesho
May 5, 2018 - Written by admin

Axmed Colaad Qorane oo ah aabbaha dhalay Naciima Abwaan Qorane ayaa waxaa uu maanta la kulmay madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, iyagoo ka wada-hadlay xadhiga Naciima.

niciima qorane iyo kornayl biixi
Madaxweyne Biixi ayaa Abwaan Axmed Colaad Qorane u ballan-qaaday in uu Naciinma xabsiga kasii dayn doonno wakhti dhow isla markaana uu cafin doonno.
Abwaan Axmed Colaad Qorane ayaa wariye Khaalid Foodhaadhi waxa uu u sheegay in madaxweynuhu si fiican u qaabbilay.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS