-
Xukuumadda oo Markii Ugu Horeysay Si Aadag Ugu Hanjabtay Beelo Ku Dagaalamay Gobolka Sanaag
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ku hanjabatay in ay awood ciidan ku muuqinin doonto laba beelood oo ay dirir ku dhex martay deegaanka Ceel Afweyn.
Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse D...
Saturday, May 12, 2018
-
Maraykanka Oo Cunaqabatayn Cusub Ku Soo Rogay Shakhsiyaad Iyo Shirkado Laga Leeyahay Dalka Iiraan
Dawladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay lix qof iyo saddex shirkadood oo ay sheegtay inay xidhiidh laleeyihiin ilaalada kacaanka islaamiga ah ee Iiraan (IRGC).
Xoghaya maaliyadda Steven Mnuchin ayaa sheegay in c...
Friday, May 11, 2018
-
Wasaaradda Maaliyadda oo Daah-furtay Nidaam Cusub Oo Lagu Diiwaangelinayo Lambarka Cashuur Bixiyaha
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay shalay Daahfurtay Nidaamka Diiwaangelinta Lambarka Aqoonsiga Cashuur-bixiyaha.
Munaasibaddan oo lagu daahfuray Nidaamka Diiwaangelinta Lambarka Aqoonsi...
Friday, May 11, 2018
-
Arooska boqortooyada : Calmashada Harry iyo Meghan
Indhaha oo dhan waxa ay wada eegi doonaan dalka UK halkaas oo 19-ka bishan uu ka dhacayo arooska boqortooyada. Qisadan oo ah mid aad ugu eg kuwa buugaagta iyo aflaamta lagu jillo ayaa waxa ay soo jiidatay dareenka dadka u dhego du...
Friday, May 11, 2018
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Ka Hadlay Dagaalka Ceel Afwayn Iyo Culimo Iyo Dhalinyarro Deegaankiisa ah oo Ku Xidhan Jeelasha Hargeysa.
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Ka Hadlay Dagaalka Ceel Afwayn Iyo Dhalinyarro u Xidhan Jeelasha dalka kuwaas oo uu kamid yahay sheekh aadan cabdiraxmaan warsame aadan sunne oo mudooyinkii udambeeyay ku xidhan jeelasha hargeysa
...
Friday, May 11, 2018
-
Wakiilka Dawlada Jabuuti u fadhiya Hargeisa oo gaadhay Ceerigaabo+Ujeedada Safarkiisa
Wakiilka Dawlada Jabuuti u fadhiya Hargeisa oo gaadhay Ceerigaabo+Ujeedada Safarkiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Friday, May 11, 2018
-
“Xildhibaanka Waxaan Shaqadiisa Ahayn Gala Xasaanadda Waanu Ka Qaadi Doonaa” Maayir Cidin oo U Hanjbay Xildhibaanno Dagaal Sokeeye Ku Baaqay
“Xildhibaanka Waxaan Shaqadiisa Ahayn Gala Xasaanadda Waanu Ka Qaadi Doonaa” Maayir Cidin oo U Hanjbay Xildhibaanno Dagaal Sokeeye Ku Baaqay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 11, 2018
-
“Dad Badan Ayaa Ii Soo Hanjabay Somaliland Gudaheedana Cidi Iiguma Hanjabi Karto Hargeysana Waan Imanaya” Ex Wasiir Xaglatoosiye
“Dad Badan Ayaa Ii Soo Hanjabay Somaliland Gudaheedana Cidi Iiguma Hanjabi Karto Hargeysana Waan Imanaya” Ex Wasiir Xaglatoosiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 11, 2018
-
Degdeg: Mid Kamida Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo Lagu Dilay Gobolka Sool
Xoghayihii xisbiga KULMIYE ee gobolka Sool Maxamed Barkhadle Cabdi ayaa caawa lagu hor dilay farmasi uu ku lahaa xaafada Daami ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Goobjoogayaal ku sugnaa agagaarla lagu dilay m...
Thursday, May 10, 2018
-
Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Iska Difaacay Eedayntii Beesha Caalamka Ee Xoriyada Iyo Ku Tumshada Xuquuqul Insaanka.
Xukuumadda Somaliland ayaa ganafka ku dhufatay warbixin ay soo saartay hay’adda xuquuqda aadanaha qaramadda midoobay ee Human Rights Watch oo dhaliishay garsoorka iyo xukunnada ay ridaan maxkamadaha Somaliland.
Guddoomiya...
Thursday, May 10, 2018
« Previous Page — Next Page »