|
wararka
-
Maxkamdda Sare Oo Shalay Dhagaysatay Dacwadda Kursiga Wakiilada Ee U Dhaxaysa Xuseen Axmed Caydiid Iyo Maxamed Muuse Abees
Waxa shalay ay maxkamadda sare gudo gashay dhagaysiga dacwada u dhaxaysa labada siyaasi ee Maxamed Muuse Abees iyo Xuseen Axmed Caydiid ee ku salaysan kursigii wakiilada ee uu baneeyay Alle haw naxariiste Marxuum Ibraahim Axmed Ha...
Thursday, May 10, 2018
-
Masuuliyiinta Sarsare ee Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Hadlay Dagaaladda Sokeeye ee Ka Socda Gobolka Sanaag
Masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Waddani oo si adag uga Hadlay colaadaha sokeeye ee Ka socda gobolka sanaag
https://youtu.be/GD0r2X4olDY...
Thursday, May 10, 2018
-
Madaxwaynuhu Shalay Inuu Baaq Dirro Loogama Fadhiyin “Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Hadlay Colaadaha Ka Socda Gobolka Sanaag”
Madaxwaynuhu Shalay Inuu baaq dirro loogama Fadhiyin "cabdiraxmaan cirro oo Ka hadHadlay colaadaha soo boqnoqday ee Ka soconaya Gobolka sanaag
https://youtu.be/0tZUH_wOfwg...
Thursday, May 10, 2018
-
Xildhibaan Shaaciyey in Ex-Wasiir Cali Mareexaan daaha dabadiisa ka hagaayo Masuul soo bandhigay Fadeexado dulhoganaya Xukumada Kornayl Muuse Biixi
Xildhibaan Shaaciyey in Ex-Wasiir Cali Mareexaan daaha dabadiisa ka hagaayo Masuul soo bandhigay Fadeexado dulhoganaya Xukumada Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, May 9, 2018
-
Shirkadda Shidaalka ee Red Sea oo Ku Ganac Saydhay Ganaaxii Xukuumaddu Ku Soo Rogtay, Iskana Fogaysay Eedaymo Uga Yimi Wasiirka Ganacsiga
Xukumadda Somaliland ayaa Shirkadda Shidaalka ee Red Sea kusoo rogtay ganaax dhan $355,500 iyadoo ku eedaysay in ay dalka soo gelisay Shidaal Wasakhaysan. Sidoo kale Shaybaadhka Shidaalka ee Berbera waxaa lagu ganaaxay $355,500 Ma...
Wednesday, May 9, 2018
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Saaka Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afwayn + Khasaaraha Ka Dhashay oo Sii Kordhaya
Dagaal Sababay Dhimasho iyo dhaawac faro badan ayaa laba beelood oo Ood-wadaaga ah ku dhexmartay deegaanka gobolka sanaag tuulooyinka hoos yimaadda oo ay ka mid yihiin Dhidinka
Siigadheer, Dararweyne, Fadhigaab iyo degaano kale.
...
Wednesday, May 9, 2018
-
Guddida Qaban-qaabada xuska 18-ka May oo Ka Hadlay Sababta ay Ay U Badaleen Xuska 18-ka May, Iskana Fogeeyay Eedaymo Uga Yimid Muncaaradka
Guddida Qaban-qaabada xuska 18-ka May oo Ka Hadlay Sababta ay Ay U Badaleen Xuska 18-ka May, Iskana Fogeeyay Eedaymo Uga Yimid Muncaaradka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, May 9, 2018
-
Mid Kamida Madaxdhaqameedka Beesha Muuse Biixi oo Ka Dhawaajiyay Inuu La Dhacsanyahay Xadhiga Boqor Cismaan Buurmadaw
Mid Kamida Madaxdhaqameedka Beesha Muuse Biixi oo Ka Dhawaajiyay Inuu La Dhacsanyahay Xadhiga Boqor Cismaan Buurmadaw
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, May 9, 2018
-
Xukuumadda Somaliland oo Markii Ugu Horeysay Shaacisay Shirkadii Shiidaalka Wasakhaysan Dalka Keentay
Xukumadda Somaliland ayaa Shirkadda Shidaalka ee Red Sea kusoo rogtay ganaax dhan $355,500 maaddaama ay dalka soo gelisay Shidaal Wasakhaysan.
Sidoo kale Shaybaadhka Shidaalka ee Berbera waxaa lagu ganaaxay $355,500 Maaddaama o...
Tuesday, May 8, 2018
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Buugaag Ugu Deeqay Dugsiyadda Sarre ee Suldaan Maxamed Iyo Faarax Nuur
ugaaska guud ee beelaha ARABWAYNE ugaas axmed maxamed siciid (Cali Mahdi) ayaa deeq buugaaga oo ugu deeqay dugsiyadda sarre ee suldaan maxamed suldaan faarax iyo faarax nuur
buugaaagtan ugaasku ugu deeqay dugsiyadan ayaa lagu...
Tuesday, May 8, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|