-
Xisbiga Muncaaridka Ah Ee Ucid Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Go’aan Ay Gaadheen Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Muuse
Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa sharci daro ku tilmaamay go’aan ay gaadheen golaha wasiirada xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa shee...
Sunday, June 10, 2018
-
Golaha Amaanka Oo Warbixin Ka Soo Saaray Colaada Tuka-raq Iyo Xaalada Bani-aadaminimo Ee Soomaaliya
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi uu shalay yeeshay lagaga hadlay colaadda ka aloosan degmada Tukaraq ee gobolka Sool, halkaas oo Somaliland iyo maamulka Puntland ee Soomaaliya isku hor fadhiyaan kadib dhawr dagaal o...
Saturday, June 9, 2018
-
Muuse Biixi oo Indhaha Ka Lalinaya Hadalo Somaliland Ka Dhan ah oo Ka Soo Yeedhay Geelaha Jabuuti
Muuse Biixi oo Indhaha Ka Lalinaya Hadalo Somaliland Ka Dhan ah oo Ka Soo Yeedhay Geelaha Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 9, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Muhiim Ah La Qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Guud Ee QM U Qaabilsan Siyaasada
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha siyaasada Rosemary Dicalro oo booqasho ku timid Muqdisho.
K...
Saturday, June 9, 2018
-
Dadwaynaha Gobolka Awdal oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Horjoogaha Xisbiga Ucid
Dadwaynaha Gobolka Awdal oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Horjoogaha Xisbiga Ucid
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 9, 2018
-
Maamulka Jaamacadda Camuud oo Si Adag Uga Hadlay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Horjoogaha Xisbiga Ucid
Maamulka Jaamacadda Camuud oo Si Adag Uga Hadlay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Horjoogaha Xisbiga Ucid
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 9, 2018
-
Khilaafkii Turkiga Iyo Jarmalka Oo Gaadhay Meel Xun, Gundogan Oo Lagu Bahdilay Ciyaartii Saudi Arabia Iyo Ozil Oo Xaalad Xun Gelaya
Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ayaa gaadhay meel xun, kaddib markii jamaahiirta xulka qaranka Jarmalku ay si xun ula dhaqmeen laacibkooda khadka dhexe ee Ilkay Gundogan intii ay socotay ciyaartii saaxiibt...
Saturday, June 9, 2018
-
Wiil Uu DhalaWiil Uu Dhalay Amiirka Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Magan Galyo Siyaasadeed Ka Dalbaday Dawlada Qatar y Amiirka Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Magan Galyo Siyaasadeed Ka Dalbaday Dawlada Qatar Oo Ay Imaaraadka Kala Dhexeeyo Kilaaf Xoogani
Wargeyska Daily Telegraph ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa qoray in wiil uu dhalay Amiirka Imaaradda Al-Fujayra ee dalka Imaaraadka Carabtu goostay oo uu magan gelyo siyaasadeed waydiistay Qatar, codsigiisana sii mariyey safaaradda ...
Saturday, June 9, 2018
-
Muuse Biixi oo Ku Xadgudbay Qaranimadda Somaliland Ogolaanshana Siiyay Nin Dawladda Somaliya U Soo Magacawday Laanta Socdaalka Goboladda Waqooyi + Akhriso Warqadda Magacaabista.
madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa ruqsad ogolaansho oo uu dalka kaga hawlgalo siiyay nin beeshiisa ah oo dawladda federaalka somaliya ee uu hogaamiyo madaxwayne farmaajo u soo magacaabay taliyaha laanta socdaalka ee somalil...
Friday, June 8, 2018
-
Barnaamij Diini ah oo Ka Hadlaya Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Barnaamij Diini ah oo Ka Hadlaya Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, June 7, 2018
« Previous Page — Next Page »