BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Hawlaha Guud oo Isku Shaandhayn Kooban Ku Sameeyay Qaybo Kamida Laamaha Wasaaradiisa
June 12, 2018 - Written by admin

Wasiirka hawlaha guud dhulka iyo guryeynta Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa isku shaandhayn ku sameeyey agaasime waaxeedyada wasaaradiisa.

wasiirka hawlaha guud

Ku: Dhamaan Agaasimayaasha Iyo Masuuliyiinta Hoos ku Xusan

OG: Agaasimaha Guud WHG/DH& Guriyeynta Hargeisa

OG: Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Hargeisa

Ujeedo: Magacaabis iyo Isku Bedel Waaxyaha Wasaaradda

Ka dib markaan darsay hawsha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaha Muddo 5 bilood ah Ka dib markaan la tashaday Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka dib markey laga maarmaan noqotay shaqada Wasaaradda iyo kor u qaadida mooralka shaqaalaha. Haddaba Waxaan badel, isku shaandhayn iyo dib u Magaacibis ku sameeyey Agaasimayaasha iyo Isuduwayaasha Wasaaradda

Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryeynta waana sidan hoos ku Cad,

1. Maxamed Jaamac Diiriye (La Taliyaha Wasiirka Arimaha Maamulka)

2. Eng: Cabdi Cabdilaahi Dagaal (La TaliyahaWasiirka Arimaha Dhulka)

3. Eng: Shukri Mukhtaar Xasan (Agaasimaha Waaxda Tayadda iyo shuruucda dhismayaasha)

4. Cabdiraxmaan C/llaahi Daahir (Wirdaani) (Agaasimaha Xidhiidhka iyo Isuduwida Hawlaha Gobolada)

5. Eng: C/raxmaan Maxamed Aar (Agaasimaha Waaxda Naqshadayenta Magaalooyinka)

6. Yuusuf Siciid Axmed (Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha)

7. Sharmaarke Maxamed Saalax (Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Lacagta)

8. Eng: Ciise Maxamed Ciise (Agaasimaha Waaxda Qorsheynta)

9. Eng: Cabdi Yuusuf Riiraash (Agaasimaha Waaxda dhismaha)

10. Eng :Maxmuud Maal Cali(Agaasimaha Waaxda Dhulka iyo Guryaha )

11. Eng: Cabdixaafid Ciise Faarax (Isuduwaha Gobolka Togdheer)

12. Maxamed Khaliif Nuur ( Isuduwaha Gobolka Sanaag)

13. Maxamed Cabaase X.Muuse ( Isuduwaha Gobolka Buuhoodle)

14. Eng: Rooble Ciise Shacuur (Isuduwaha Gobolka Xaysimo)

ILaahay talada wanaagsan iyo cadaalada ha Ina waafajiyo.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS