-
Xildhibaan Dheeg oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirwaynihii Beelaha Gerxajis ee Todobaadkan Lagu Soo Gunaanaday Buurta Gacan Libaax
Xildhibaan Dheeg oo Faahfaahin Ka Bixiyay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirwaynihii Beelaha Gerxajis ee Todobaadkan Lagu Soo Gunaanaday Buurta Gacan Libaax
https://youtu.be/3bo1z3mkMxs...
Wednesday, July 4, 2018
-
Xildhibaan Wali Axmed Axmed Xaawa oo Ka Hadlay Sababaha Keenay in Aan Shirka Gerxajis Lagu Soo Casuumin Qaar Kamida Beelaha Somaliland
Xildhibaan Wali Axmed Axmed Xaawa oo Ka Hadlay Sababaha Keenay in Aan Shirka Gerxajis Lagu Soo Casuumin Qaar Kamida Beelaha Somaliland
https://youtu.be/y8pgOwzciYg...
Wednesday, July 4, 2018
-
Raysalwasaaraha Ethiopia oo Si Adag U Difaacay Go”aan Ku Saabsan Isgaadhsiinta Dalkiisa oo Uu Soo Saaray + Qodobadda uu Ku Doodayo
Raysalwasaaraha Ethiopia oo Si Adag U Difaacay Go"aan Ku Saabsan Isgaadhsiinta Dalkiisa oo Uu Soo Saaray + Qodobadda uu Ku Doodayo
https://youtu.be/HDW9vquR7cM...
Monday, July 2, 2018
-
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Sheegay Inaan Beelaha Somaliland U Sinayn Xuquuqda Dalka Taageerayna Shirka Beelaha Gerxajis
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Sheegay Inaan Beelaha Somaliland U Sinayn Xuquuqda Dalka Taageerayna Shirka Beelaha Gerxajis
https://youtu.be/Utu2I_ICz-4...
Monday, July 2, 2018
-
Looma Sinna Dhaqaalaha Dalka Waanu Taageersanahay Shirka Beelaha Gerxajis “Ugaaska Guud ee Beelaha ARABWAYNE
Looma Sinna Dhaqaalaha Dalka Waanu Taageersanahay Shirka Beelaha Gerxajis "Ugaaska Guud ee Beelaha ARABWAYNE
https://youtu.be/WKzBRSMu964...
Monday, July 2, 2018
-
Jenaral Morgan Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuke-raq, Farriin Hanjabaad Ah U Soo Diray Somaliland
Jenaral Morgan Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuke-raq, Farriin Hanjabaad Ah U Soo Diray Somaliland, muuqaalka oo Faahfaahsan Halkan Hoose Kaga Boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, July 1, 2018
-
Dagaal Ceel-afweyn ku dhexmaray Ciidamada Somaliland & Maleeshiyo Hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Bariga Burco+Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac
Degmadda Ceel Afweyn oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxa lagu soo waramayaa in ciidamada Qaranka Somaliland uu hal qof kaga dhintay, laba kalena ka dhaawacmeen ka dib markii dablay hubaysan ay is weydaarsadeen Rasaas.Dablaydan o...
Sunday, July 1, 2018
-
Qabanqaabada Xaflad Lagu Soo Dhaweynayo Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Oo Hargeysa Laga Dareemayo
Magaaladda Hargeysa, Gaar ahaan Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May ee Magaaladda Hargeysa waxa laga dareemayaa soo dhaweynta Ugaaska Guud ee Beelaha Arab maanta ka qayb galay Shirka Buurta Gacan Libaax lagu soo gabogabeeyay.
...
Sunday, July 1, 2018
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Albaabadda U Laabaysa Baraha Bulshadda Kadib Markii ay U Adkaysan Wayday Muncaaradada Kaga Socda
Xukuumadda Muuse Biixi oo Albaabadda U Laabaysa Baraha Bulshadda Kadib Markii ay U Adkaysan Wayday Muncaaradada Kaga Socda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, July 1, 2018
-
Akhriso Qodobo Muhiima oo Ka Soo Baxay Shirwaynihii Beelaha Gerxajis Maalmihii U Dambeeyay Uga Socday Buurta Gacan Libaax
Shir Tobankii Maalmood ee La Soo Dhaafay Buurta Gacan Libaax uga socday Mid Ka mid ah Beelaha Ugu Balaadhan Somaliland ayaa maanta si rasmi ah loo soo gunaanaday.
Shirkan oo intii uu socday Bulshadda Somaliland si weyn nati...
Sunday, July 1, 2018
« Previous Page — Next Page »