-
Magacyadda Beelaha Lagu Soo Marti Qaaday Shirka Buurta Gacan Libaax
Buurta Gacan Libaax ayaa waxa maanta gelinkii hore lagu soo gunaanaday shir ay in muddo ah uga socday Mid ka mid ah beelaha Magaca ku leh Somaliland.
Shirkan oo intii uu socday lagaga hadlayay aayaha Beelahaasi iyo qaranima...
Sunday, July 1, 2018
-
Shirkii Beelaha Gerxajis oo Maanta La Soo Gunaanaday Iyo Qodobo Door ah oo Ka Soo Baxay Shirkaas (Daawo)
Shirkii Beelaha Gerxajis oo Maanta La Soo Gunaanaday Iyo Qodobo Door ah oo Ka Soo Baxay Shirkaas (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, July 1, 2018
-
Wasiirka Difaaca Dalka Jabuuti Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaadhay Muqdisho
Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti Cali Xasan Bahdoon ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.
Waftigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo d...
Saturday, June 30, 2018
-
Warancadde oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Gerxajis Midawga Jeegaanta Iyo Arrimo Kale oo Xasaasi ah (Daawo)
Siyaasiga Cali Maxamed Warancadde ayaa la waydiiyay sida ay suuro gal u tahay in uu musharax ka noqdo xisbiga Kulmiye oo ay isbahaysi ku yihiin beelo aanay beeshiisu ku jirin waxaanu naqdiyay aragtiyaha ku saabsan is xulufaysi bee...
Saturday, June 30, 2018
-
Xulka Qaranka Faransiiska oo Guul Muhiima Ka Soo Hooyay Ciyaartii Galabta Dhex Martay Xulka Dalka Argentine
Xulka Faransiiska ayaa u gudbay wareega 8-da kooxood tartanka koobka aduunka ee ka socda dalka Ruushka.
Xulka faransiiska oo ay ciyaar adag isku wajaheen dalka Argentine ayaa ku guulaystay 4 gool iyo sadex ay guushu ku raacday xu...
Saturday, June 30, 2018
-
Wararkii U Dambeeyay Shirweynaha Beelaha Garxajis Oo Maalintii 8 Ka Socda Buurta Gacan-Libaax
Shir weynihii Beel weynta Ismaaciil Sh. Isaxaaq “Garxajis “ee Tol-wanaaje Laba , ayaa maalintii sideedaa si habsami ah uga socda Buurta Gacan-libaax ee degmada Go’da weyn, iyadoo haatan uu shirka Tol-wanaaje Laba uu ku sii s...
Saturday, June 30, 2018
-
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Shirka Beelaha Garxajis Iyo Duullaanka Ay Puntland Ka Wado Deegaanka Tuke-raq
Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay shirka beelaha Garxajis uga socda Buurta Gacan-libaax
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 30, 2018
-
” Buuga Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo Waxaa Lagu Caayey Hablo Ka Soo Jeeda Laascaanood Iyo Garoowe ..” Macalin Bedel oo Mar Kale Hadley Afka Furtay (Daawo)
" Buuga Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo Waxaa Lagu Caayey Hablo Ka Soo Jeeda Laascaanood Iyo Garoowe .." Macalin Bedel oo Mar Kale Hadley Afka Furtay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, June 29, 2018
-
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Kormeeray Goobaha Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Dawladda Lagu Gelayo Maalinta Beri
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa Kormeeray Goobaha Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Dawladda Lagu Gelayo Maalinta Beri
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, June 29, 2018
-
Wasiirka Gaashandhiga oo ka hadlay wafti hawlo samafal u gaadhay Badhan oo ka socda Imaaraadka
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Yuusuf, ayaa ka hadlay Hay’addo dalka Imaraadka ah oo tagay Deegaanada uu ka soo jeedo ee Sanaag Berri, waxaanu tilmaamay in Xukuumad ahaan ay ka war hayaan, waxaanu sheega...
Friday, June 29, 2018
« Previous Page — Next Page »