BALIGUBADLE MEDIA
Dagaal Markale Ka Qarxay Deegaanka Ceel Afwayn Khasaaraha Ka Dhashay iyo Fashilka Dul Hooganaya Xukuumadda Muuse Biixi
July 6, 2018 - Written by admin

Dagaal beeleed u dhexeeya beelihii hore ugu dagaalamay Deegaanka ceel afwayn ayaa markale ka qarxay qaar kamida Deeganadda hoos yimaada Degmadda ceel afwayn gaar ahaan deegaanka dararwayne

breaking news

Wararka aanu ka helayno deegaanadaas ayaa sheegaya in daaalku markale dib u qarxay walaw aan ilaa hadda wax rasmiya laga hayn khasaaraha ka dhashay Dagaalka

Xukuumadda muuse biixi ayaa ku fashilantay xalinta dagaal beeleedkan waxaana laga cabsi qabaa in dagaalku sii fido islamarkaislamarkaana xaaladdu faraha ka baxday

Isku soo wada duboo halista dagaalkan ayaa saamayn khatara ku keeni karta amniga iyo xasiloonida Deeganadaas iyadoo aan la saadaalin karin xaaladdu

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS