|
wararka
-
Goobta Uu Ka Dhacayo Kulanka U Dhaxeeya Madaxweyneyaasha Maraykanka Iyo Ruushka Oo La Iclaamiyey
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ayaa kulankoodii ugu horreeyey oo rasmi ah waxa ay 16-ka July ku yeelan doonan magaalada Helsinki ee dalka Finland.
Xaqiijinta kulanka oo ay sameeye...
Friday, June 29, 2018
-
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Magacaabay Guddi Baadha Qaraxii Addis Iyo Dhac Loo Gaysta Baanka Abyssinia
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa guddi isku dhaf ah u saaray inay baadhitaan ku sameeyaan ciddii ka dambaysay isku dhaca qowmiyadaha iyo qaraxii ka dhacay banaanbax uu ka khudbaynayey.
Waxaa kale oo hawlaha g...
Friday, June 29, 2018
-
“Nin Xadhigii Yaraa Ka Baqaya Ma Ihi, Maanta Laga Bilaabana Xirsi Baanu Isku Saf Nahay” Boqor Buur Madoow –
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow, oo dhawaan cafis madaxweyne kaga soo baxay xabsiga dhexe ee Hargeysa, ayaa sheegay inuu bishan shuwaal ka dib saxaafadda la hadli doono, kana hadli doono arrimo badan.
Boqor Buurmadoow,...
Thursday, June 28, 2018
-
Madaxwaynahu Waakii Yidhi Dawladdani Waa Tii Huunadee,Shirka Garxajisna Waxa Uu ibo-Fur U Yahay Dawladii Hawdada…..Ex Wasiir Qabyo-Tire
Madaxwaynahu Waakii Yidhi Dawladdani Waa Tii Huunadee,Shirka Garxajisna Waxa Uu ibo-Fur U Yahay Dawladii Hawdada.....Ex Wasiir Qabyo-Tire
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, June 28, 2018
-
Wakiilkii Hore ee Somaliland U Fadhiyay Ethiopia oo Ka Hadlay Siyaasadda Arrimaha dibadda iyo Xidhiidhka dalka Ethiopia
Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyi jirey dalka Ethiopia Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil (Cali Shoombe), waxa uu markii ugu horraysay ka waramay isbadallada toggan ee ka dhacaaya dalka aynnu jaarka nahay ee Ethiopia iyo Saama...
Thursday, June 28, 2018
-
Qalbi Dhagax Oo Dib U Helay Xorriyadiisii
Dawladda Federaalka Ethiopia ayaa Xabsiga kaga sii daysay Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax oo hore uga tirsanaan jiray Ururka ONLF.
Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ay xukuumadii hore ee Ethiopia Xabsiga u taxaabtay, ka dib markii ay da...
Thursday, June 28, 2018
-
Dalkii Ugu Dambeeyey Afrika Ee Senegal Oo Ka Hadhay Koobka Adduunka, Colombia Iyo Japan Oo Soo Gudbay Iyo Sharciga Lagu Reebay Senegal
Xulka qaranka Senegal ee matalayay rajada qaarada Afrika ayaa guuldaro kala kulmay Colombia oo si xun koobka aduunka ku bilaabtay balse kaalinta kowaad kaga soo baxday Group H laakiin xulka qaranka Poland ayaa guushiisii ugu horee...
Thursday, June 28, 2018
-
“Dr. Gaboose Waxaan Leeyahay Siyaasadda Waxa Aynu Uga Baahi Badanahay Caafimaadka……” Sheekh Mustafe
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun ayaa waxaa uu maanta hadal ka jeediyey furitaanka cisbitalka Haldoor oo ah cisbitaal casri ah oo uu Magaalada Hargeysa uu ka hir-galiyey Dr. Maxamed Cabdi Gaboose
Isha Ku Hay Baligubadleme...
Wednesday, June 27, 2018
-
Xulkii Difaacanayey Koobka Ee Germany Oo Ka Hadhay Koobka Adduunka, Oohintii Jamaahiirta Iyo Xiddigihii Waaweynaa Ee Dunida Oo Afka Goostay
Waxaa si rasmi ah loo soo gaba gabeeyay kulamadii wareega saddexaad ee Group E iyada oo si buuxda loogu kala baxay waxaana fadeexad iyo ceeb aduun soo gaadhay xulka Germany oo guuldaro 2-0 ah kala kulmay South Korea oo xili horeba...
Wednesday, June 27, 2018
-
Brazil Oo U Gudubtay Wareegga 16-ka Ee Koobka Adduunka, Neymar Oo Shabaqu Diidday Iyo Paulinho Oo Mar Kale Gool Dhaliyey
Waxaa si rasmi ah loo soo gaba gabeeyay wareegii saddexaad ee Group E waxaana kaalinta kowaad ee groupkan ku soo baxay xulka qaranka Brazil oo guul 2-0 ah ka gaadhay Serbia waxaana kaalinta labaad ee Group E ku soo baxay xulka qar...
Wednesday, June 27, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|