|
wararka
-
Guddoomiye Cirro Oo Guddi Nabadeed U Magacaabay Colaadaha Ceel-afweyn Iyo Tuke-raq
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa guddi nabadeed u magacaabay colaaddaha Ceel-afweyn iyo Tuke-raq.
Halkan hoose ka akhriso qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha
...
Sunday, July 15, 2018
-
Muxuu Daaranaa Kulan Sadex Geesood Ah Oo Dubai Ku Dhex Maray Somaliland, Itoobiya Iyo Imaaraadka
Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa balan qaaday inay laba jibaarayso horumarinta maalgalinta dekeda Berbera si ay u noqoto dekeda ay isticmaali doonto dawlada Itoobiya iyo dalalka kale ee Afrika ee bilaa dekeda ah.
Wargeyska Ind...
Sunday, July 15, 2018
-
Xukuumadda Somaliland oo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid U Dirtay Shir Dawladda Soomaaliya Loogu Qabanayo Magaalada Brussels.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka qayb-galay shir Magaalada Brussels ee dalka Belgiumka loogu qabanayo dawladda Soomaaliya iyo maamul gobolleedyadeeda.
Shirkan oo lagaga hadlayo ...
Sunday, July 15, 2018
-
Xulka Qaranka Faransiiska Oo Ku Guuleystay Koobka Adduunka, Mbappe, Griezmann Iyo Pogba Oo Halyeeyo Loo Aqoonsaday Iyo Oohintii Croatia
Xulka qaranka France ayaa markii labaad ee taariikhdooda ku guulaystay koobka aduunka kadib markii ay si layaableh 4-2 ugu dubteen xulka qaranka Croatia ee finalkii koobka aduunka ee magaalada Moscow ka qabsoomay. Xulka France oo ...
Sunday, July 15, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Brussels Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeey
Wafti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay gaadhay magaalada magaalda Brussles ee dalka Belgium
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, July 15, 2018
-
War Degdega: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Ku Saabsan Ergooyinkii Ku Sugnaa Demadda Ceel Afwayn
Shirka nabadaynta Ceel-afwayn, oo ay ka qayb galayaan boqollaal madaxda dhaqanka Somaliland, xukuumadda iyo culimo caan ah, ayaa hadda si rasmi ah uga furmay gudaha degmedda Ceel-afwayn
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
&nb...
Sunday, July 15, 2018
-
Falanqayn ku saabsan cayaarta kama dambaysta ee Koobka Adduunka
Cayaaryahanka khadka dhexe uga dheela xulka Faransiiska Blaise Matuidi ayaa lagu wada inuu cayaaro galabta inkastoo dhawaan uu dhaawac uusoo gaaray kaddib markii ay isku dhaceen Eden Hazard xiliiggii ay la cayaareen xulka Belgium....
Sunday, July 15, 2018
-
Maxaad ka taqaan ‘Jeel Ogaadeen’? Wax Ka Baro Dhacdooyinka Layaabka Leh ee Ka Dhex Dhici Jiray Jeelkan Sanadihii U Dambeeyay
Warbixintan waxaan ka soo uruurinay dad wakhtiyo kala duwan lagu xiray xabsiga Jeel Ogaadeen. Magacyadooda waxaan u qarinnay sababo amaankooda la xiriira.
1996 ayaa la aasaasay xabsiga dhexe ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoob...
Sunday, July 15, 2018
-
Dawladda Sucuudiga oo Xabsiga U Taxaabtay Mid Kamida Culimadda Waawayn ee Dalkaas
Wadanka Sucuudiga, warar la helayo ayaa sheegaya in Maamulka Aala Sucuud uu xabsiga dhigay, mid kamid ah culimada wadankaas iyo carruur uu dhalay.
Sheekha la xidhay ayaa lagu magacaabaa Safr AlXawali, waxa uuna ahaa 68 sano jir k...
Sunday, July 15, 2018
-
Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo La Kulmaya Madaxwaynaha Ruushka Vladimir Putin
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron,ayaa Moscow kula kulmi doona Vladimir Putin ka hor ciyaarta final-ka ah ee Koobka Adduunka ee maalinta berri ah dhici doonta.
Saraakiil Faransiis ah ayaa sheegay in labada nin ka wada x...
Sunday, July 15, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|