-
Haay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Bilawday Qorshe Dib Loogu Eegayo Tirada Iyo Tayada Macalimiinta Dawladda
Hay'adda Shaqaalaha Dawladd Somaliland oo ku guulaysatay inay dhamaystirto diiwaangelinta shaqaalaha dawladda isla markaana si rasmi ah loo ogaaday tirada dhabta ah ee shaqaalaha dawladda xogtooda iyo heerka xirfadeed ee shaqaal...
Sunday, July 15, 2018
-
Wasiirka Beeraha oo Jawaab Deelqaaf U Badan Hawadda U Mariyay Xildhibaanadda Gobolka Awdal oo Xeerka Saami Qaybsiga Saluug Ka Muujiyay (Daawo)
Wasiirka Beeraha oo Jawaab Deelqaaf U Badan Hawadda U Mariyay Xildhibaanadda Gobolka Awdal oo Xeerka Saami Qaybsiga Saluug Ka Muujiyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Sunday, July 15, 2018
-
Dawladda Norway oo Ku Biirtay Dalalka Qaaradda Yurub ee Maalmihii U Dambeeyay Aqoonsaday basaaboorka Somaliya
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay aqoonsi baasaaboorku ka helay wadanka Norway.
Wasiirka arimaha dibadda soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo agaasimaha hay’adda socdaalka iyo jinsiyada ayaa goob joo...
Saturday, July 14, 2018
-
Boqor Shaaciyey in Saylaci Ka Hor istaagey Beelaha Gabooye Inay Ka Qeyb Galaan Ergooyinka Deminta Shaqaaqada Ceel-afweyn
Boqor Shaaciyey in Saylaci Ka Hor istaagey Beelaha Gabooye Inay Ka Qeyb Galaan Ergooyinka Deminta Shaqaaqada Ceel-afweyn
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, July 14, 2018
-
Madaxwaynaha Eritrea Oo Ka Degay Addis Ababa + Jawigii Lagu Qaabilay
Madaxweynaha Eritrea Isias Afewerki ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya markii ugu horraysay muddo ka badan 20 sano. Booqshadiisa ayaa jawaab u ah tii uu todobaadkii hore Eritrea ku tegey ra'iisul wasaaraha...
Saturday, July 14, 2018
-
Wargeyska The Indian Ocean Oo Warbixin Ka Qoray Khadka Dahsoon Ee Uu Hubku U Maro Mandaqadda Geeska Afrika
Kaddib waraysi lala yeeshay ilo ku sugan Jabuuti iyo Soomaaliya, Wargeyska “ the Indian Ocean Newsletter” waxa uu isku keenay xog toosh ku ifinaysa halka uu ka bilowdo iyo halka uu ku dhammaado hub marin kiisu yahay waddanka J...
Saturday, July 14, 2018
-
Warbixin Caalami Ah Oo Sheegtay In Heshiiska Itoobiya Iyo Ereteriya Saamayn Ku Yeelanayo Jabuuti
Xarunta caalamiga ah ee Atlantic Council ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, ayaa warbixin ay soo saartay waxay ku sheegtay in heshiiska nabadeed ee u bilaabmay Itoobiya iyo Ereteriya, uu halis gelinayo dalka Djibouti.
Wa...
Saturday, July 14, 2018
-
Xildhibaan Shaaciyay In Madaxwayne Biixi Ku Wacad Furay Balanqaad uu Wakhtigii Ololaha Sameeyay oo Ku Aadan Xeerka Saami Qaybsiga
ildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salel, ayaa maanta iskugu imanaya shir nuxurkiisu yahay inay ka tashadaan Wareegto ay sheegeen in uu Madaxweynuhu u soo gudbiyey Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo ah in Doorashada sideed...
Saturday, July 14, 2018
-
Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Gobolka Awdal oo Ka Hadlay Xeerka Saami Qaybsiga Kuna Goodiyay Inaanay Doorasho Dambe Galin + Fariinta Ku Wajahan Muuse Biixi
Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Gobolka Awdal oo Ka Hadlay Xeerka Saami Qaybsiga Kuna Goodiyay Inaanay Doorasho Dambe Galin + Fariinta Ku Wajahan Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, July 14, 2018
-
Madaxwayne Gaas oo Ka Muquurtay Kulan uu La Qaato Koox Siyaasiyiin Iyo Salaadiin Iskugu Jirta oo Muuse Biixi Ergo Ugu Diray Garoowe
Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland ayaa waxa la sheegay in uu diiday in la kulmo madaxdhaqameed iyo ganacsato reer Somaliland ah oo Maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Waxgar...
Saturday, July 14, 2018
« Previous Page — Next Page »