-
Waayo Dhalinyaradda Madaxa Ka Qabsatay Madaxwayne Biixi ee Aanu La’aantood Go’aan Gaadhi Karin.
Madaxwaynaha Somaliland kornayl muuse biixi cabdi ayaa dadku wakhtiyadii hore kahor intaanu fuulin kursiga madaxwaynaha u yaqaaneen nin balo ah oo jabhad ah islamarkaana waayo aragnimo u leh hagida iyo wadida dawladeed
bals...
Saturday, August 11, 2018
-
Imaaraadka iyo Ethiopia oo Wada Gaadhay Heshiis Caqabad Wayn Ku Ah Dalka Jabuuti
Ra’isul wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa qalinka ku duugay heshiis dhigaaya in dalkiisa xarun looga dhigo dhuun shidaal oo la doonaayo in laga soo talaalo Dekadda Casab ee dalka Eritrea.
Heshiiska oo ka dhacay mag...
Saturday, August 11, 2018
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Xaraashaysa Buurihii Dalka Iyo Balanqaadkii uu ololihii Doorashadda Ku Galay oo Beenoobay.
Xukuumadda uu hogaamiyo kornayl muuse biixi cabdi ayaa u muuqata inay durba ka weecatay dhabihii ay sii sheegi jirtay walkhtigii ololaha ee ahaa inuu dalka ku maamuli doono bilaa musuqmaasuq islamarkaana uu si gaara u ilaalin doon...
Friday, August 10, 2018
-
Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland , Maxaadse Kala Socotaa Taarikhdiisii Hore ee Musuqmaasuq?
hanti dhawraha guud ee somaliland axmed yuususf dirir oo hore u ahaan jiray maareeyaha dekedda berbera wakhtigii xukuumadda siilaanyo ayaa lagu xusuustaa musuqmaasuq baahsan oo uu wakhtigaas ka sameeyay gudaha dekedda taasoo oo ay...
Friday, August 10, 2018
-
Sun Khatara oo Lagu Aasay Gudaha Dekedda Berbera
wararka iyo muuqaalo aanu helnay ayaa sheegaya in sun khatara oo nooceedu ku cusub yahay dalka islamarkaana laga keenay dalka dibadiisa lagu shubay dekedda berbera taas oo halisteeda leh
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 10, 2018
-
Muwaadiniinta Hargeysa oo Cashuurtoodii Waxba U Tari Wayday + Soltelko oo Markii Afku Ka Waynaaday Lacago Kale Ku Dhawaaqay
Dadwaynaha caasimadda hargeysa ayaa amakaag ka qaaday hadal ka soo yeedhay maayarka fashilmay ee hargeysa kaas oo markii uu si walba u cunay hantidii iyo cashuurtii dadwaynaha kursiga isa siiyay islamarkaana gabi ahaanba meesha ka...
Friday, August 10, 2018
-
Fadlan Caawi Caruurtan Iyo Dhalaan Walaalahaa ah oo U Baahan Meel ay ku Dhigtaan Qur’aanka Karimka Ah Samafale Abdirahman
Fadlan Caawi Caruurtan Iyo Dhalaan Walaalahaa ah oo U Baahan Meel ay ku Dhigtaan Qur'aanka Karimka Ah Samafale Abdirahman
halkani waa tuuladda cunaqabad ee ku taala duleedka koonfur galbeed ee magaaladda hargeysa waa dhalaan ...
Friday, August 10, 2018
-
Dawlada Soomaaliya oo Sharaxday Qaabka Ay Ula Safatay Wadanka Sucuudiga Ee Ay Uga Hortimid Canada
Wasiirka Wasaarrada arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku garab istaagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Diblomaasiyada ah uu soo kala dhax-gal...
Thursday, August 9, 2018
-
Agaasimaha Baanka Dhexe oo Xaqiijiyey Sarrifleyaal Xarumo Ku Dhex Lahaa Baanka iyo Talaabadda ay Ka Qaadeen
Agaasimaha guud ee Baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo, ayaa sheegay inay jireen Sarrifleyaal Xarumo lacagaha lagu sarrifo ku lahaa Baanka dhexe gudihiisa, balse hadda wax laga qabtay.
Agaasimaha guud oo Wara...
Thursday, August 9, 2018
-
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Shaqada Laga Joojiyay
Wararka ka imanaya magaalaad Muqdisho ayaa sheegaya in shaqada laga joojiyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa shaqada looga joojiyay Wasiir ku-xigee...
Thursday, August 9, 2018
« Previous Page — Next Page »