Akhriso Warbixin Daaha Ka Fayday Waxa ay Ahaayeen Shirkadihii Lagala Noqday Ruqsadii Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera
August 17, 2018 - Written by admin
Shirkadah Maamulka Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera lagala wareegay waxa ay kala ahaayeen 14 shirkadood oo kala ah sidan:
1. Hass petroleum co.
2. Red sea petroleum co.
3. Som petroleum co.
4. Som oil company
5. Waraabe petroleum co.
6. Indha Birta petroleum co.
7. Balli petroleum co.
8. Savanna Energy co.
9. Liban petroleum
10. Indha deero petroleum co.
11. Sahil petroleum co.
12. Al- najax petroleum co.
13. Reem petroleum co.
14. Al- xarbi co.
Shirkadahani waxay u kala baxaan kuwo shaqeeya oo shidaalka dalka keena iyo kuwo aan wax shidaal ah aan keenin waligood. Laakiin magac ahaan ugu jiray shirkadaha ku midoobay magca “Berbera Oil Group”. Markaas tirada guud waa 14 shirkadood. Haddaba kuwa aan wax shidaal ah keenin ee aan shaqayn waxa ka mid ah:
1. Sahil petroleum co.
2. Al- najax petrplem co.
3. Reem petroleum co.
4. Tayo energy co.
5. Al- xarbi co.
Saamiga ugu badan waxa lahaa 5 shirkadood oo isugayn yeelanay 60% oo midkiiba lahaa 12%
1. Hass petroleum co.
2. Red sea petroleum co.
3. Som petroleum co.
4. Som oil company
5. Waraabe petroleum co
Shirkadahan ku midoobay BOG waxa ay sheegen in ay bil walba dawladda dhexe u shubi jireen cashuur dhan $800,000. Sidoo kale ay dawladda hoose ee Berbera siin jireen 10% cashuur ah oo looga qaado booyaddaha ka dhaamiya haamaha. Waxaana ay sheegen in ay $80,000 bil walba siin jireen Dawladda Hoose ee Berbera.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS