-
Ujeedada Kulan Dhex Maray Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Hogaanka Xisbiga Waddani .
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiga Waddani ayaa shalay kulan gondaha is daray, waxaana kulanka loogu sii gogol xaadhayay kulan maanta dhex maraya saddexda xisbi qaran oo uu Madaxweyne Biixi goob-joog ahaan do...
Wednesday, September 19, 2018
-
Culimadda Somaliland oo Ka Muquuratay Xeerka Kufsiga, Muuse Biixi oo Ku Adkaysanaya Iyo S/Land oo Markii Ugu Horaysa Raacday Dhabihii Lagu Halaagay Umaddihii Ka Horeeyay
Culimadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka muquuratay ka hadalka xeerka sida aadka uga hor imanaya shareecadda diinta islaamka xeerkaas oo madaxwaynaha somaliland qalinka ku duugay halistiisana ay si adag uga qayliyeen dhina...
Wednesday, September 19, 2018
-
Guddida Beelaha Gerxajis oo Markii Ugu Horaysay Laba Garab U Kala Jabtay + Hadalo ay Warbaahinta Isku Mariyeen
Guddida Beelaha Gerxajis oo Markii Ugu Horaysay Laba Garab U Kala Jabtay + Hadalo ay Warbaahinta Isku Mariyeen
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 19, 2018
-
“Tollow Maxaa Helay Madaxwaynahayagii,Anagu Bari Ayaanu Ka Nahay Xeerka Kufsiga “Jaamac Shabeel “
"Tollow Maxaa Helay Madaxwaynahayagii,Anagu Bari Ayaanu Ka Nahay Xeerka Kufsiga "Jaamac Shabeel "
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 19, 2018
-
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta oo Afka Ka Xidhatay Ka Hadalka Xeerka Kufsiga ee Khilaafsan Diinta Suuban ee Islaamka
wasaaradda diinta iyo awqaafta somaliland ayaan ilaa hadda si rasmiya uga hadal xeerka muran badan ka dhaliyay dalka oo maalmahanba si adag looga hadlayay islamarkaana si toosa uga hor imanaya sharciyadda diinta suuban ee islaamka...
Wednesday, September 19, 2018
-
Xisbiyadda Qaranka oo Si Wada Jira Uga Soo Horjeestay Xeerka Kufsiga oo ay Ku Tilmaameen Mid Lagu Gaaloobayo iyo Fariin Adag oo ay U Direen Muuse Biixi
Axsaabta Siyaasadda Somaliland ayaa maanta shir jaraa'id oo ay si wada jira ugu qabteen caasimadda hargeysa kaga soo horjeestay xeerka kufsiga oo qaybo badan oo kamid ahi kahor imanayaan sharciyadda diinta islaamka
Isha K...
Wednesday, September 19, 2018
-
Somaliya Si Toosa Ula Wareegtay Hawaddii Somaliland Iyo Somaliya, Awaamiir Cusub oo ay Soo Rogtay Iyo Itaal La’aanta Xukuumadda Jirta
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawadda Cabdilaahi salaad oomaar ayaa ka dhawaajiyay inaanay garoomada dalkii la isku odhan jira somaliya aanay ka duuli karin kana soo dagi karin diyaar aan wax ogolaansho ah ka haysan dawladda fed...
Tuesday, September 18, 2018
-
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta oo Hargeysa Ka Furtay Shir Lagu Taageerayo Xeerka Kufsiga ee Sharciyadda Khilaafsan + Wararkii U Dambeeyay.
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta oo Hargeysa Ka Furtay Shir Lagu Taageerayo Xeerka Kufsiga ee Sharciyadda Khilaafsan + Wararkii U Dambeeyay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, September 18, 2018
-
Culimadda Somaliland oo Si Adag Uga Hortimi Xeerka Kufsiga oo Si Badheedha Uga Hor Imanaya Sharciyadda Diinta Islaamka
Culimadda Somaliland oo Si Adag Uga Hortimi Xeerka Kufsiga oo Si Badheedha Uga Hor Imanaya Sharciyadda Diinta Islaamka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, September 18, 2018
-
Mujaahid Axmed Mire oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo
Mujaahid Axmed Mire oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, September 18, 2018
« Previous Page — Next Page »