-
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Si Adag Uga Hadlay Xeerka Kufsiga ee Somaliland
Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir, ayaa sheegay inaan ummadu maalin walba xeer xiimaya oo xun ma horjoogsan karine, ay waxyiga samaawiga ee Ilaahay u dooray ku deystaan.
Khudbadii Jimcaha maanta oo Sheekh Maxamed kaga hadlayey ...
Saturday, September 22, 2018
-
Xukuumadda Soomaaliya oo Isku Raacday ka Mid Noqoshada Axdiga Qaramadda Midoobay ee xuquuqda naafadda
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxaa ay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay qayb ka noqoto axdiga qaramada midoobay ee xuquuqda dadka naafada ah kaas oo golaha ay u soo gudbisay w...
Friday, September 21, 2018
-
Mustafe Cagjar oo Kabaha La Dul Maray Madaxwaynihii Hore ee Kilirka Shanaad + Qodobada uu Ka Hadlay
Mustafe Cagjar oo Kabaha La Dul Maray Madaxwaynihii Hore ee Kilirka Shanaad + Qodobada uu Ka Hadlay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 21, 2018
-
Hay’ad Sheegtay In Shirkaddo Hubka Tahriibiya Sii Dhexmariyaan Somaliland + Warbixin Xasaasiya.
Idaacadda caalamiga ah ee dawladda Faransiiska ayaa sheegtay hub sharci darro ah oo laga soo dejiyo dalka Jabuuti la sii dhexmariyo Somaliland. Warbaahinta dibadda la hadasha ee Faransiiska RFI waxay waraysatay masuul sare oo ka t...
Friday, September 21, 2018
-
Daawo Is Bar Bardhiga Kooxda Jiidhsiisay Madaxwayne Muuse Biixi Xeerka Kufsiga + Kooxda Fashilisay.
Daawo Is Bar Bardhiga Kooxda Jiidhsiisay Madaxwayne Muuse Biixi Xeerka Kufsiga + Kooxda Fashilisay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 21, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Fashil Xukuumadda Muuse Ah Ku Tilmaamay Safarka Uu Madaxweyne Gaas Ku Yimid Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag
Cabdilaahi Axmed (Dahab) oo ka mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Xukuumadihii kulmiye ee Talada isaga danbeeyay ku eedeeyay in ay Madaxweynaha Puntland u fududeeyeen socdaalka uu ku yimid Deegaano ka ...
Friday, September 21, 2018
-
Qaar Kamida Indhoolayaasha Somaliland oo Baaq U Diray Muuse Biixi, Qodobadda ay Dalbadeen Iyo Xaflad Ay Rajaynayaan
Qaar Kamida Indhoolayaasha Somaliland oo Baaq U Diray Muuse Biixi, Qodobadda ay Dalbadeen Iyo Xaflad Ay Rajaynayaan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, September 21, 2018
-
Sadexda Xisbi Qaran Oo Ku Heshiiyey Inay Guddi U Saaraan Is Marin Waaga Ka Taagan Arimaha Doorashooyinka
Xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka ah ee qaranka ayaa ugu danbaynti isla afgartay inay guddi u saaran is mari waaga ka taagan doorashada goleyaasha deegaanka iyo baarlamaanka.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan ...
Thursday, September 20, 2018
-
Qaar Ka Mid Ah Culimada Somaliland Oo Bayaan Ka Soo Saaray Qodobada Ku Jira Xeerka Kufsiga
Ujeedo: Bayaan Culimo (Gefafka iyo khaladaadka diineed ee ku jira xeerka kufsiga ee
Lr78 / 2018).
Inaga oo ah ummad Islam oo jecel sharciga ilaahay kana soo horjeedna wax kasta oo lidi ku ah caqiidada iyo axkaamta shareecadeen...
Thursday, September 20, 2018
-
Wasiirka Diinta Iyo Aw Qaafta Somaliland Oo Shaaciyay Dib U Eegis Lagu Samaynayo Xeerka Kufsiga
Wasiirka Diinta Iyo Aw Qaafta Somaliland Oo Shaaciyay Dib U Eegis Lagu Samaynayo Xeerka Kufsiga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, September 19, 2018
« Previous Page — Next Page »