-
Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeeya Dawladda Somaliya Iyo Xafiis Lagu Magacaabay Jaaliyadda Sucuudiga ee Somaliland
Dawladda smaliya ayaa maalintii shalay taageero u muujisay dawladda dulmiga baahsani ka dhex socdo ee sucuudiga taas oo ku taageertay dilka wariye jamaal khashoggi iyo dulmi kasta oo sucuudi ku kaco
sidaa si lamid ah waxa warsa...
Tuesday, October 16, 2018
-
“Dalka Yaan Caarre looga Baqine, Muuse Ha Looga Baqo” Faysal Cali Waraabe
"Dalka Yaan Caarre looga Baqine, Muuse Ha Looga Baqo" Faysal Cali Waraabe
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, October 16, 2018
-
Ismaandhaaf Ka Dhex Istaadhmay Wasiirka Beeraha Iyo Maareeyaha Haayadda Aafooyinka
Ismaandhaaf Ka Dhex Istaadhmay Wasiirka Beeraha Iyo Maareeyaha Haayadda - vvvvvvvvvvvvv Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar Garawga Masiibooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa naqdiyay hadal kasoo yeedhay Wasii...
Monday, October 15, 2018
-
Safiirka Imaraadka ee somaliland oo Ka Qayliyay Su’aal Laga Waydiiyay Hanaanka Loo Maray Magacaabistiisa
Safiirka Somaliland ee Fadhigiisu yahay waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Mudane Xasan Yaasiin Hirad oo ah nin dhallinyaro ah oo dhawaan baddalay Safiirkii hore ee dalkaasi u joogay Somaliland Md. Baashe Cawil Xaaji Cumar ayaa...
Monday, October 15, 2018
-
Siyaasi Aadan Dhoolayare oo Soo Bandhigay Goobaha Madaxtooyaddu Ku Haboontahay Tallo Dhaxal Gal ahna U Jeediyay Muuse Biixi
Siyaasi Aadan Dhoolayare oo Soo Bandhigay Goobaha Madaxtooyaddu Ku Haboontahay Tallo Dhaxal Gal ahna U Jeediyay Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, October 15, 2018
-
Muuse Siyaasada Ma Yaqaano Ee Qoriga Ayuu Yaqaanaa Oo Anaga Ayaa La Garanayna”..Kornayl Caare
Muuse Siyaasada Ma Yaqaano Ee Qoriga Ayuu Yaqaanaa Oo Anaga Ayaa La Garanayna"..Kornayl Caare
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, October 15, 2018
-
Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmadda Axmed Dhagax oo Luuqad Adag Kaga Jawaabay Hadalo Deelqaafa oo Kasoo Yeedhay Soltelko
Cuqaasha iyo Waxgaradka Degmadda Axmed Dhagax oo Luuqad Adag Kaga Jawaabay Hadalo Deelqaafa oo Kasoo Yeedhay Soltelko
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, October 14, 2018
-
Dhalinyaradda Axmed Dhagax “Mayorka Xaafada Xaraf Waxaanu Leenahay Adigaa Baadhitaan U Baahan”
Dhalinyaradda Axmed Dhagax "Mayorka Xaafada Xaraf Waxaanu Leenahay Adigaa Baadhitaan U Baahan"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, October 14, 2018
-
Magacyadda Shaqsiyaad Ay Xiddid Iyo Xigto Yihiin Madaxweyne Biixi Oo Ruqsad Macdan Qodis Loo Siiyey Buurta Gacan-libaax
Warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo wasaarada Macdantu ay buurta Gacan libaax ruqsad macadan qodis ah u siiyeen shaqsiyeed ku bahoobay shirkad gacan ku rimis ah ee magaceeda lagu sheegay Aabo Minini...
Sunday, October 14, 2018
-
Mujaahid Axmed Diyaar oo Badka Soo Dhigay Nacayb Khaas ah oo Maayar Soltelko Iyo Madaxwayne Biixi U Hayaan Beelaha Arab + Sababta.
Mujaahid Axmed Diyaar oo Badka Soo Dhigay Nacayb Khaas ah oo Maayar Soltelko Iyo Madaxwayne Biixi U Hayaan Beelaha Arab + Sababta.
Isha Ku hay Baligubadlemedia
...
Sunday, October 14, 2018
« Previous Page — Next Page »