-
Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Hor Yimid Amar Ka Soo Baxay Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland
Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Hor Yimid Amar Ka Soo Baxay Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, October 18, 2018
-
Tirada Wasiirada Ee Xilalkooda Ku Waayey Baadhis Musuq Maasuq Oo Sii Kordhaysa Iyo Masuulkii Ugu Dambeeyey Ee Xilkiisa Waaya –
Qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada ee dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa laga qaaday xilalkii ay hayeen ka dib markii lagu sameeyey baadhis la xidhiidha musuq maasuq.
Wasiir ku xigeenka ganacsiga iyo warshadaha sooma...
Thursday, October 18, 2018
-
Gudomiyaha Sonyo oo Guddida Doorashooyinka Ugu Baaqay Is Casilaad
Guddoomiyaha Dalada Dhalinyaradda Somaliland Ee Sonyo Cabdi Casiis Siciid Saalax ayaa Gudida Doorashooyinka Somaliland U Soo Jeediyay in ay isku casilaan si bilaa shuruud ah madaama oo xisbiyadda mucaaradka somaliland aanay wax ka...
Thursday, October 18, 2018
-
AFarta Degmo ee Koonfurta Hargaysa oo Joojiyay Cashuurti DHH Doortayna Maayaro Iyo Ku Xigeeno Cusub.
AFarta Degmo ee Koonfurta Hargaysa oo Joojiyay Cashuurti DHH Doortayna Maayaro Iyo Ku Xigeeno Cusub
hore waxa maayar iskaga dortay degmooyinka axmed dhagax iyo 32 may kuwaas oo gabi ahaanba meesha ka saaray bixinta cashuurtii D...
Thursday, October 18, 2018
-
War-Murtiyeedka kulanka wasiirrada arrimaha dibadda, Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritereya ee Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Ereteriya Mudane Osman Saleh Mohammed iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Itoobiya Mudane Workneh Gebeyehu ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, Soomaaliya 17kii Oktoobar, 2018.
Boo...
Wednesday, October 17, 2018
-
Trump oo Difaacay Sucuudi Arabiya
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhaliilay eedeynta soo kordheysa ee loo jeedinayo dalka Sacuudi Carabiya ee ku aaddan wariyihii la waayey ee Jamal Khashoggi.
Madaxweynaha oo shalay wareysi siiyey wakaalada wararka e...
Wednesday, October 17, 2018
-
Wasaarada Waxbarashada Oo Digniin U Dirtay Siyaasiyiinta Ka Qayb Gala Xafladaha Loo Qabto Ardayda Ka Qalin Jabisa Jaamacadaha
Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashadda iyo Sayniska ee somaliland Cabdul Qaadir Maxamuud Sheekh Muxumed ayaa siyaasiyiinta uga digay marka ay ka soo qay galaan xafladdaha inaanay kaga hadal arimo ku saabsan siyaasadda balse ay...
Wednesday, October 17, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Hadlay Dib U Dhac Ku Yimaada Dorashadda Golaha Wakiiladda
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Hadlay Dib U Dhac Ku Yimaada Dorashadda Golaha Wakiiladda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, October 17, 2018
-
Qurba Jooga Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31-ka May Oo Taageeray Go’aankii Lagu Joojiyey Cashuurtii La Siin Jiray Dawlada Hoose Iyo Baaq Ay Direen
Qurba jooga ka soo jeeda Magaalada Hargeysa gaar ahaan degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31 May ayaa si weyn u taageeray go,aanka ay dadweynaha degmooyinkaasi ku shaaciyeen inay joojiyeen cashuurtii ay siin jireen dawlada hoose ee ...
Wednesday, October 17, 2018
-
Faysal Cali Waraabe oo Ka Dayriyay Waji Xun oo ay Yeelan Karto Qoyskii Lagu Gubay Duleedka Hargeysa Kana Digay Beelaha Isku Hanjabaya
Faysal Cali Waraabe oo Ka Dayriyay Waji Xun oo ay Yeelan Karto Qoyskii Lagu Gubay Duleedka Hargeysa Kana Digay Beelaha Isku Hanjabaya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, October 16, 2018
« Previous Page — Next Page »