BALIGUBADLE MEDIA
Soltelko oo Ku Adkaysanaya Faro La Galista Shaqooyin Aanu Lahayn Iyo Awoodii Madaxwayne Biixi oo Meesha Ka Maqan.
October 30, 2018 - Written by admin

Maayarka waqooyiga hargeysa  ayaa markale ku celiyay in madaxtooyadda hargeysa loo rarayo xaafadda xaraf ee uu duleedka koonfur galbeed kaga beegan caasimadda hargeysa islamarkaana ah tuulada uu ka soo jeedo madaxwayne biixi

soltelko ayaydhalay

hadaladda ka soo yeedhaya soltelko ayaa muujinaya siduu hawlo aanu lahayn u dhex dabaalaanayo balse waxay umaddu is waydiinaysaa halkuu ku dambeeyay doorkii madaxwayne biixi ee taladda dalka iyadoo laga cabsi qabo in isna xusuustiisa maskaxeed hoos u dhacday maadaama oo uu soltelko gabi ahaanba la wareegay shaqadii madaxwaynaha

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS