BALIGUBADLE MEDIA
Sagal Jett oo Dusha Laga Saaray Eedaynta Wax Isdaba Marintii pdf-ka ee Buuga Xirsi.
October 30, 2018 - Written by admin

war murtiyeed ka soo baxay xafiiska shirkadda asal jett ayaa gabi ahaanba lagu beeniyay in jabsasho lagula kacay buugii xirsi ee mii iyo magaalo uu ka dambeeyo nin u shaqeeya shirkadda sagal jett oo hore ugu shaqayn jiray shirkadda asal balse muddo kahor laga caydhiyay shirkadaas

FB_IMG_1540879704160sagal jett

ninkan oo uu hogaamiye xirsi u haystay inuu ka shaqeeyo shirkadda

 

si kastaba ha ahaatee shirkadda daabacaadda asal jett ayaa warmutiyeedkaas iskaga fogaysay eedaymahaas waxaanay soo bandhigtay doorkeeda aaminaadeed iyo adeegyadda qiimaha leh ee ay siiso bulshadda

si kastaba ha ahaatee arintan ayaa hoos u dhac wayn ku keeni karta sumcadii suuqa ee shirkadda Sagal jett

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS