-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Hadalkii Madaxwaynaha Iyo Arrimo Kale
Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Hadalkii Madaxwaynaha Iyo Arrimo Kale
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, October 27, 2018
-
Gabadhii u Doonayd Jamaal Khaashogji oo Ku Gacan Saydhay Dalab Uga Yimi Madaxwayaha Maraykanka
Gabadhii u doonayd weriyaha Sacuudiga u dhashay ee la dilay Jamaal Kaashogji ayaa sheegtay inay diiday casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ah inay booqasho ku tegto aqalka cad ee looga arrimiyo dalkaasi....
Saturday, October 27, 2018
-
Shiinaha oo Daahfuray Biriijka Ugu weynaa Dunida oo La Dulmariyay Badda Dusheeda
Shiinaha oo Daahfuray Biriijka Ugu weynaa Dunida oo La Dulmariyay Badda Dusheeda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, October 26, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Ka Jawaabay Hadalo Ay Deelqaaf Ku Macneeyeen oo Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Bukhaari
Xisbiga Waddani oo Ka Jawaabay Hadalo Ay Deelqaaf Ku Macneeyeen oo Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Bukhaari
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, October 26, 2018
-
Saalax Jamaal Khashoqji oo Markii Ugu Horaysay U Ambabaxay Dalka Maraykanka
Wiilka u wayn carruur saxafigii la dilay ee Sacuudiga u dhashay Jamal Khashogji ayaa ka dagay dalka Maraykanka isaga oo ka baxay Sacuudiga xubno qoyskiisa ka tirsanna ay weheliyaan.
Saalax Khashoqji ayaan horay awood ugu lahayn...
Friday, October 26, 2018
-
Kulan uu Soo Qabanqaabiyay Wakiilka Somaliland ee Nairobi oo ay Wada Yeesheen Sacad Cali Shire Iyo Aadan Barre Ducaale
Wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay gudoomiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Kenya Aadan Bare Ducaale.
Kulanka uu wasiirka arimaha dibada la yeeshay gudoomiyaha ...
Friday, October 26, 2018
-
Wasiir Sacad oo Ka Hadlay Kharashka Ku Baxaya Jidka Berbera Corridor Iyo Dawladda La Filayo Inay Maalgaliso
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in la bilaabo dhismaha jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale oo muhiim u ah dekedda Berbera.
Wasiir Sacad, oo u waramay wargesyska ...
Thursday, October 25, 2018
-
“Waxaanu Farmaajo U Sheegnay In Soomaaliyadii Siyaad Barre Ee Uu Ninka Keliyi Talinayay Ay Dhamaatay”
Safiirka dalka Talyaaniga u qaabilsan dalalka gobalka Geeska Afrika Danjire Luciano Pezzotti, ayaa sheegay inay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo ku wargeliyeen inuu iska ilaaliyo dabeecadihii Maxamed Siyaad Barre ee kalita...
Thursday, October 25, 2018
-
Sacuudiga: Dilka Khashoggi wuu qorsheysnaa
Dowladda Sacuudiga ayaa mar kale beddeshay sharaxaadeeda dilka suxufi Jamal Khashoggi loogu gaystay gudaha qunsuliyadda Riyadh ee Istanbul, waxaana markan ay sheegtay in dilka uu ahaa mid hore loo sii qorsheeyey.
Bayaan...
Thursday, October 25, 2018
-
Sababaha Ugu Waawayn ee La Filayo Inuu Sucuudigu Ku Khaarajiyay Suxufi Jamaal Khaashuqji
Sababaha Ugu Waawayn ee La Filayo Inuu Sucuudigu Ku Khaarajiyay Suxufi Jamaal Khaashuqji
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, October 25, 2018
« Previous Page — Next Page »