|
wararka
-
Ethiopia oo Markii Ugu Horaysay Dayax Gacmeed Hawadda U Diraysa
Dayax-gacmeed
Itoobiya ayaa sheegtay iney sanadka 2019-ka ay marki ugu horreysay hawada sare ay u diresyo dayax-gacmeedki ugu horreeyey oo ay yeelato.
Warkan oo aan ka soo xigannay xafiiska isgaarsiinta ee dalka Itoobiya aya...
Thursday, October 25, 2018
-
War Degdega: Madaxwayne Biixi oo Dacwad Ka Gudbiyay Duqa Caasmadda
madaxwaynaha somaliland ayaa dacwad ka dhana duqa caasimadda gudbiyay todobaadkan aynu ku jirno kadib markii uu ka cawday inuu ku kicinayo shacabka caasimadda oo ka cabanaya wax qabad la'aanta dawladda hse ee hargeysa
madax...
Wednesday, October 24, 2018
-
Muuse Biixi oo Xukuumadiisa Taageero Uga Raadinaya Koonfurta Hargeysa Iyo Kooxo Waji Ku Macaasha oo uu Soo Abaabulay
madaxwaynaha somaliland ayaa muddo sanad ku dhaw oo uu joogo xafiiska ku fashilmay inuu taageero buuxda xukuumadiisa uga helo magaaladda hargeysa waxaanay xukuumadiisu ku kaliyaysatay qaybo kamida waqooyiga hargeysa iyadoon saamay...
Wednesday, October 24, 2018
-
Xukuumaddihii Kulmiye Ee Taladda Dalka U Kala Dambeeyey Gabi Ahaanba Way Fashilmeen
Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed Daamur, oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ku taliyey in aan la musuqin, oo sifo sharci daro ah aan loo isticmaalin adeegyada aasaasiga ah ama baahiyaha aasaasiga ah ...
Wednesday, October 24, 2018
-
Muuse Biixi oo Digreeto Ku Badalay Xuska Maalintii Shuhaadada SNM Una Bixiyay Magac Cusub
Xafiiska Af-hayeenka Madaxweynaha JSL
Taariikh: 24/10/2018
WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/XM/WM/222-224/102018, ku as...
Wednesday, October 24, 2018
-
Wasiirka Biyaha Hargeysa oo Ka Hadlay Halka uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda ee Hargeysa
Wasiirka Biyaha Hargeysa oo Ka Hadlay Halka uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimadda ee Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, October 24, 2018
-
Wakhtiga uu Is Casilayo Madaxweynaha Itoobiya Oo La Shaaciyey Iyo Baarlamaanka Oo Dooranaya Mid Cusub
Madaxweynaha Dalka Ethiopia Mulatu Teshome ayaa lagu wadaa in uu maalinta Berri ah xilkaasi ka dego, isla markaana uu warqadiisa Iscasilaada U Gudbiyo Labada Gole ee Dalkaasi.
Madaxweyne Dr. Mulatu Teshome ayaa ah madaxweynihii...
Wednesday, October 24, 2018
-
Saylici oo Shirkadda SBI Cocacola Ku Amaanay Sida ay Gacanta Uga Gaysteen Mashruuca Biyo Galinta Hargeysa
Saylici oo Shirkadda SBI Cocacola Ku Amaanay Sida ay Gacanta Uga Gaysteen Mashruuca Biyo Galinta Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, October 24, 2018
-
Wasiir Ku Xigeenka Daakhiliga oo Amar Ka Soo Saaray Khilaafka Golaha Deegaanka Degmada Balligubadle
Wasiir Ku Xigeenka Daakhiliga oo Amar Ka Soo Saaray Khilaafka Golaha Deegaanka Degmada Balligubadle Ee Gobolka Hawd
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, October 23, 2018
-
Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Magacaabay Wasiirul Dawleyaal Cusub oo Kamid Noqonaya Xukumadiisa
Ra’isal Wasaaraha Waddanka Ethiopia Abiy Ahmed Ali ayaa Magacaabay Wasiirul Dawleyaal Cusub, kuwaas oo ka mid noqon doona Golihiisa Wasiiradda oo uu dhawaan isbedel balaadhan ku sameeyay.
Eyob Tekalign Tolina, ayaa waxa uu Ra...
Tuesday, October 23, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|