BALIGUBADLE MEDIA
Wax ka baro xubnaha reerkiisa ee Dowladda Madaxwayne Muuse Biixi: #SUBEER AWAL EMPIRE#
November 11, 2018 - Written by admin

Wax ka baro xubnaha reerkiisa ee Dowladda Madaxwayne Muuse Biixi #SUBEER AWAL EMPIRE
1.Wasiirka Maaliyadda
2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad
3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka
5.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha iyo Amniga
6.Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka
7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka
9.Gudoomiyaha gobalka gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka Salal
11.Gudoomiyaha Gobalka Saraar
12.Gud ku xigeenka Gobalka Maroodijeex
13.Safiir ku xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha guud Ee caafimadka
16.Aggasimaha guud ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Agasimaha Guud e Shaqada & A/Bulshada
19.Aggasimaha Guud ee Qorshaynta Qaranka
20. Agaasimaha Guud ee Waxbarashada
21. Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe
22. Agaasimaha Guud ee Gaadiidka/Q liisank
23. Agasimaha Gud e Mihnahada Cafimadka
24. 20.Gud ku xigeenka Haayada tayada
25. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
26. Guddomiye kuXigeenka Maxkamada Sare
27. La Taliyaha Madaxweynaha ee Sharciga
28. La Taliyaha Madaxweynaha e Dhaqaalah
29. La Taliyaha Madaxweynaha ee Somalia
30. La Taliyaha Madaxweynaha ee Amniga
31. Maayarka Caasimadda Hargeisa
32. Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka
33. Taliye ku Xigeenka Booliska Somaliland
34. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka
35. Taliye ku xigeenka Sirdoonka Qaranka
36. Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud
37. Safiirka Somaliland ee Imaaraadka
38. Chief of Staff ka Xafiiska Madaxweynaha
39. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka
40. Garyaqaanka Guud ee Qaranka
41. Ku xigeenka xisaabiyaha Guue ee Qaranka
42. Safiirka Djibouti
43. Safiirka Sweden
44. Maarreeyaha Dekadda Berbera
45. Maarreeye ku xiggeenka Hay’adda tayada
46. Komishanka Qabdaraasyada Qaran ka (2 xubnood)
47. Konishabka Maamul wanaagga (3 xubnood)
48. Komishanka Aids-ka (4 xubnood)
49. Komishanka Tacliinta Sare.
50. Maarreeyaha wakaaladda Biyaha Hargaysa.
51. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud ee Hargaysa
52. Guddoomiye xiggeenka Gob. Gebiley
54. Guddoomiye xiggeenka Gob. Saaxil
55. Maarreeyaha Dawan
56. Maarreeyaha Radio Hargaysa
57. Maarreeyaha Mashruuca PFM.

58. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga

La Soco Qaybaha Dambe Iyo Hogaanadda Ciidamadda

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS