-
Iibka Hantida Dawladda oo Wali Sii Socota Iyo Balanqaadkii Kornayl Muuse Biixi oo Beenoobay
Iibka Hantida Dawladda oo Wali Sii Socota Iyo Balanqaadkii Kornayl Muuse Biixi oo Beenoobay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 8, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kula kulmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ...
Thursday, November 8, 2018
-
Axmed Madoobe : Wixii lagu heshiiyay haddii ay socon waayaan Nin nin ka adkaan karaa ma jiro
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya ay tixgaliso wixii lagu heshiiyay oo ah dastuurka wali KMG ah.
''Annagu ma nihin dowladdo Soomaaliyeed, ee waxaannahay dow...
Thursday, November 8, 2018
-
Siyaasi Jamaal Cali Xussen Opo Maalinta 8-da Bisha November Ula Baxay Magac Cusub
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta oo kale 8-da Bishan November waxa uu ula baxay Xuska maalinta cadaaladdarada Somaliland, waxaana uu ku tilmaamay maalintii ay Somaliland ka dhacday cadaaladdaradii siyaasadeed ee u xumayd,...
Thursday, November 8, 2018
-
Madaxtooyada Somaliya oo U Digtay Xafiiska Qaramada Midoobe Ee Soomaaliya
Xilli maalmihii lasoo dhaafay Qaramada Midoobey ay si joogto ah uga hadleysay Jahwareerka Siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya ayaa arintaasi, waxaa ka hadlay xubno ka mid ah Madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska Madaxw...
Thursday, November 8, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Ka Hadlay Halka uu Ku Dambeeyay Khilaafkii Ka Dhexeeyay Wasaaradda Iyo Xisaabiyaha Guud
Wasiirka Maaliyadda oo Ka Hadlay Halka uu Ku Dambeeyay Khilaafkii Ka Dhexeeyay Wasaaradda Iyo Xisaabiyaha Guud
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 8, 2018
-
Baarlamanka Somaliland oo Ku Adkaysanaya Laaliska Cashuuraha Sharci Darradda ah ee Gaadiidka Lagu Soo Rogay
Baarlamanka Somaliland oo Ku Adkaysanaya Laaliska Cashuuraha Sharci Darradda ah ee Gaadiidka Lagu Soo Rogay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 8, 2018
-
Aastimihii Kali Talisnimadda Ayaa Dalka Ka Muuqata ” Xoghayaha Guud ee Waddani”
Aastimihii Kali Talisnimadda Ayaa Dalka Ka Muuqata " Xoghayaha Guud ee Waddani"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, November 8, 2018
-
Agaasimaha Haayadda Shaqo Qaran oo Ka Hadlay Hawlaha La Filayo In Xafiiskiisu Ku Soo Kodhiyo Bulshadda
Agaasimaha Haayadda Shaqo Qaran oo Ka Hadlay Hawlaha La Filayo In Xafiiskiisu Ku Soo Kodhiyo Bulshadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, November 7, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Dhawaajiyay KHilaaf Soo Kala Dhex Galay Qaar Kamida Culimadda Dalka
Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta ka Hadley khilaaf uu shegay inuu ka dhex qarxay Culimada Somaliland ,
Waxaana uu sheegay in khilaafkaas aaney dhex galin Karin ilaa inta ay ...
Wednesday, November 7, 2018
« Previous Page — Next Page »