|
wararka
-
Kornayl Muuse Biixi oo La Soo Baxay Dhaqanadii Lagu Yaqaanay Iyo Falanqaynta Shacabka Somaliland
madaxwaynaha somaliland muuse biixi ayaa la soo baxay dhaqanadii iyo dabeecadii qabyaaladda ahaa ee lagu yaqaanay isagoo ku sii adkaysanaya inuu beeshiisa ku sii taxo mansabyadda ugu sareeya dalka
madaxwayne biixi ayaa la s...
Sunday, November 11, 2018
-
Proff Cabdi Cali oo Shaaciyey in Muuse Biixi u Jeelan yahay Inuu Isku Dhufto Beelaha Somaliland Isagoo Adeegsanaya Siyaasad Gumeysi Sokeeye
Prof-Abdi Ali Jama
Ku: Siyaasiyiinta Garxajiska iyo Reeraha Kale Ee Somalilanad; (very informal letter)
Og: Xubnaha Barlamaanka ee Daacadda Ah.
Subject: Devide and Rule, Not In My Name (Iska Beri Yeelid)
Qof Kasta ...
Sunday, November 11, 2018
-
Xisbiga Kulmiye oo Xamili Waayay Eedaymaha Ramaax U Jeediyo Xukuumadda Jawaabana Hawadda U Mariyay
Xisbiga Kulmiye oo Xamili Waayay Eedaymaha Ramaax U Jeediyo Xukuumadda Jawaabana Hawadda U Mariyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, November 10, 2018
-
Degdeg: Madaxwayne Biixi oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Qaybo Kamida Xukuumadiisa
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid iyo Isku-beddel
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan ...
Saturday, November 10, 2018
-
Akhriso War-murtiyeedkii Laga Soo Saaray Shirka Hoggaamiyayaasha Geeska Afrika
Waxaa magaalada Bahar Dar ee dalka Itoobiya ku soo dhamaaday shir ay halkaa ku lahaayeen hoggaamiyayaasha saddexda dal ee Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritr...
Saturday, November 10, 2018
-
3800 oo Meheradood Ayaa ALbaabadu U Xidhmeen Mudadii Xukuumaddani Taladda Haysay ” Sheekh Aadan Siire”
3800 oo Meheradood Ayaa ALbaabadu U Xidhmeen Mudadii Xukuumaddani Taladda Haysay " Sheekh Aadan Siire"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, November 10, 2018
-
Dawladda Turrkiga oo War Cusub Ka Soo Saartay Gurriga uu Istanbul Ka Daganyahay Qunsulka Sucuudigu
Saraakiisha ciidamada amniga Turkiga ayaa sheegay in ay heleen aashito iyo maadooyin kale oo chemical ah oo lagu baabi’iyay meydka wariyihii la dilay ee sacuudiga ee Jamal Khashoggi.
Arintaan ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiy...
Friday, November 9, 2018
-
Xisbiyadda Muncaaradka oo Markale Dhaleecayn Xoogan Hawadda U Mariyay Wasiirka Warfaafinta
Xisbiyadda Muncaaradka oo Markale Dhaleecayn Xoogan Hawadda U Mariyay Wasiirka Warfaafinta oo Noqday Cambaar Ku Taala Xukuumadda Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Friday, November 9, 2018
-
Farmaajo iyo Afwerki oo Gaadhay Adis-ababa
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Eritrea ,Isaias Afwerki ayaa goor dhow gaaray magaalada Gondar ee gobolka Baxar-daar.
Markii ay gaareen garoonka diyaaradaha magaalada Gondar , wa...
Friday, November 9, 2018
-
Ethiopian Airlines oo dulimaad toos ah ka bilaawday magaalada Muqdisho
Dayaaradda Ethiopian Airlines oo maanta Jimco ah duullimeedkeedii ugu horeysay ka bilaawday muddo ka badan 40 sano kaddib magaalada Muqdisho ayaa waxaa la socday ilaa 50 qof oo rakaab ah.
Dayaaraddan oo nooceedu ahaa Boeign 737...
Friday, November 9, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|