BALIGUBADLE MEDIA
“Xisbiyada Mucaaridku Awood Uma laha inay Wadahadal La Furaan Soomaliya”..Xildhibaan Siciid Cartan
November 24, 2018 - Written by editor

Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Eng Faysal Cali Waraabe oo ku aadanaa in xisbiyada mucaaridku wadahadal la furi doonaan maamulka Xamar.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS