-
Madaxwayne Geele oo Booqday Shirkada Sagal-Jet oo ka Qayb Gashay Carwadda Ganacsiga ee Jabuuti
Madaxwayne Geele oo Booqday Shirkada Sagal-Jet oo ka Qayb Gashay Carwadda Ganacsiga ee Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 6, 2018
-
Amiirka dalka Qatar oo ka jawaabay casuumaad uu ka helay boqor Salmaan
Boqorka dalka Saudi Arabia Salman ayaa Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ku martiqaaday in uu ka qeybgalo kulanka soo socda ee ay 9-ka bishaan magaalada Riyadh isugu imaanayaan madaxda Ururka Iskaashigaa dalalk...
Thursday, December 6, 2018
-
Sanataro Mareykan ah oo Mas’uuliyada Dilkii Khashoggi Dusha U Saaray Maxamed Binu Salmaan
Sanatarada dalka Mareykanka ayaa waxay sheegeen in imika in ka badan sidii hore ay u rumaysan yihiin in dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bunu Salmaan uu door ku lahaa dilkii wariye Jamal Khashoggi.
Sanatarada ayaa hadalkan sheega...
Wednesday, December 5, 2018
-
Gaashaanbuurta Nato oo Digniin U Jeedisay Dawladda Ruushka
Wadamada isbahaysiga gaashaanbuurta Nato ayaa ku eedeeyay Rushka in uu jabinayo oo uu ku tumanayo heshiiskii xakamaynta gantaalada riddada Dhexe.
Mareykanka ayaa Ruushka u qabtay muddo kama dambeys ah oo 60 maalmood ah in ay di...
Wednesday, December 5, 2018
-
Maxay ka wada-hadleen dowladaha Talyaaniga iyo Soomaaliya
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile,iyadoo kulanka ay goob-joog ...
Wednesday, December 5, 2018
-
Puntland: Musharrixiin Ka Hor Yimid Guddiga uu Magacaabay Madaxwayne Cabdiweli Gaas
Musharraxiinta u tartamaysa jagada madaxweynimada Puntland ee doorashada soo aaddan ee 2019ka qaar ka mid ah ayaa ka hor yimid guddigii uu shalay magacaabay madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, guddigaasi oo aha...
Wednesday, December 5, 2018
-
Aniga Xamar Laygama Soo Dirin, Cabdiweli Isagaa Iiga Dhow Farmaajo”Camay”
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa diidday in dowladda federaalka ay door ku leedahay khilaafka ka taagan guddiga anisxinta iyo xallinta khilaafaadka Baarlamaanka Puntland, kaddib markii labo guddi ...
Wednesday, December 5, 2018
-
Shir Lagu Heshiisiinayo Laba Beelood oo Muddo Lix Sanno Ah Dagaalamayay oo Lagu Qabtay Taleex Iyo Boqorka Daarood oo Ka Qayb Galay
Shir Lagu Heshiisiinayo Laba Beelood oo Muddo Lix Sanno Ah Dagaalamayay oo Lagu Qabtay Taleex Iyo Boqorka Daarood oo Ka Qayb Galay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 4, 2018
-
Beesha Caalamka oo Madaxwayne Biixi Ku Canaanatay Dibu Dhaca Doorashooyinka Somaliland
beesha caalamka khaas ahaan dalalka somaliland ka taageera dhinaca doorashooyinka ayaa xidhiidho ay la sameeyeen madaxwaynaha somaliland ku canaantay dibu dhaca doorashooyinka somaliland iyagoo sheegay inaan masuuliyadii loo baahn...
Tuesday, December 4, 2018
-
Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay War Cusub oo Midawga Yurub Ka Soo Saaray Dibu Dhaca Doorashooyinka Somaliland
Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay War Cusub oo Midawga Yurub Ka Soo Saaray Dibu Dhaca Doorashooyinka Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, December 4, 2018
« Previous Page — Next Page »