BALIGUBADLE MEDIA
Hooyooyin Madaxtooyada agteeda ku Ganacsada oo Cabasho ka muujiyay Dawladda Hoose ee Hargeysa
December 19, 2018 - Written by admin

Qaar ka mid ah Hooyooyinka ku hor ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland ayaa cabasho xoogan ka muujiyay masuuliyiinta Degmada 26-junne ee Dowlada Hoose, Iyagoo masuuliyiintaasi ku eedeeyay in ay si qasab ah uga rarayaan gootaasi ay ku ganacsadaan.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS