-
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda oo Maamulka Gobolka Togdheer Ku Wareejiyay Aqoonsiga Shaqaalihii Dawladda ee Gobolkaas
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawladda oo Maamulka Gobolka Togdheer Ku Wareejiyay Aqoonsiga Shaqaalihii Dawladda ee Gobolkaas
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 8, 2018
-
Ciidamadda Amaanka ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Fashiliyay Qaraxyo Lala Maaganaa
Ciidamadda Amaanka ee Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo Fashiliyay Qaraxyo Lala Maaganaa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, December 7, 2018
-
Dawladda Jabuuti oo Markii Ugu Horaysay Ku Faantay Inay Horumar Balaadhan Ka Samaysay Adeega Dhinaca Dekeddaha
Guddoomiyaha dekedaha iyo goobaha ka caagan cashuuraadka ee dalka Jabuuti Abubakar Cumar Xadi ayaaa sheegay in wadamo badan oo leh dekedo caalami ah ay caawiso dowlada Jabuuti maadaama ay Jabuuti ay tahay marsada ugu wayn qaarada ...
Friday, December 7, 2018
-
“Xukuumada Muuse Biixi Sharci Kuma Dhisna .” Xildhibaan Xusen Axmed Ceydiid”
Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku dhisneen wax sharci ah , balse ay ku dhisan tahay Dig...
Friday, December 7, 2018
-
Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyay Safar uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa
Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyay Safar uu Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, December 7, 2018
-
Axmed Ismaaciil Samatar Oo Si Adag U Dhaliilay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi & Tayada Iyo Saamiga Caddaaladeed Ee Golihiisa Wasiirada
Proffesor Axmed Ismaaciil Samatar, oo ka mid ah xisbiga KULMIYE, qayb weyna ka qaatay ololihii uu Madaxweyne Muuse Biixi u galay doorashadii kal hore dalka ka dhacday, ayaa si adag u dhaliilay qaabka uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabd...
Friday, December 7, 2018
-
Axsaabta Muncaaradka Somaliland oo Gabay Doorkoodii Muncaaradnimo Iyo Xukuumadda Muuse oo Ku Jeesjeesaysa
axsaabta muncaaradka somaliland ayaa gabay doorkoodii muncaaradnimo ee looga baahnaa kadib markii ay ku fashilmeen hawlahoodii shaqo ee loog baahnaa inay bulshadda ugu filnaadaa taas oo ay kamid tahay dhaliisha iyo toosinta xukuum...
Thursday, December 6, 2018
-
Jiir Cali Madoobe oo Ka Dhex Toosay Xisbigiisa, Eedaymo Culusna U Jeediyay Axsaabta Muncaaradka
Jiir Cali Madoobe oo Ka Dhex Toosay Xisbigiisa, Eedaymo Culusna U Jeediyay Axsaabta Muncaaradka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 6, 2018
-
Wakhtiga Golaha Guurtida la Hor Keenayo Mooshinkii ka Dhanka Ahaa Xisbiyada oo La Shaaciyay
Xildhibaan Dayib Xasan Axmed oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga golahaasi la hor keenayo mooshinkii Xisbiyada.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 6, 2018
-
Madaxwaynaha Eriteria oo La Filayo Inuu Booqasho Rasmiya Ku Tago Dalka Jabuuti
Madaxwaynaha Dalka ERitrea isais afawerki ayaa la filayaa inuu dhawaan booqasho rasmiya ku tago dalka jabuuti oo mudooyinkii u dambeeyay colaadi ka dhaxaysay dalkiisa
wasiirka arrimaha dibadda jabuuti maxamed cali yuusuf ay...
Thursday, December 6, 2018
« Previous Page — Next Page »