Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Ku Dhawaaqey Inuu Jabay Mooshinkii Laga Keenay Madaxweyne Farmaajo
December 21, 2018 - Written by admin
Qoraal goor dhaweyd ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay inuu meesha ka baxay Mooshinkii 9-kii bishan laga keenay Madaxweyne Farmaajo.

Guddoomiyaha ayaa qodobo kala duwan u cuskaday in mooshinka uu buray, sida in 14 Xildhibaan ay ka dacwoodeen in aanay saxiixin mooshinka iyo in aanu dalku laheyn weli Maxkamad Dastuuri ah ee qaadi laheyd dacwada Madaxweynaha.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS