BALIGUBADLE MEDIA
Cumar Albashiir oo Booqday Dalka Colaadaha Baahsani Hadheeyeen ee Suuriya
December 19, 2018 - Written by editor

Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xassan Al Bashiir ayaa waxaa uu ka degay caasimada dalka Suuriya ee Dimishiq , waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyey ee carbeed ee dalkaasi taga tan iyo intii ay dagalada Sokeeye ay dalkaasi ka bilowdeen

albashiir

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS