-
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Doorashadda Iyo Shirkii Nairobi Ku Dhex Maray Xukuumadda Somaliland Iyo Siyaasiyiinta Somaliya
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Doorashadda Iyo Shirkii Nairobi Ku Dhex Maray Xukuumadda Somaliland Iyo Siyaasiyiinta Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 26, 2019
-
Wasiir Faratoon oo Ka Hadlay Warar Sheegayay In Uhuru Kenyatta Safar Ku Imanayo Hargeysa
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa sheegay inaanu jirin socdaal uu Madaxweynaha Kenya Uhuyrru Kenyatta ku imanayo Somaliland oo ay xukuumadda Somaliland ogtahay.
Toddoba...
Saturday, May 25, 2019
-
“Ma Jiro Wax Horumar Ah Oo Laga Sameeyey Wada Hadalka Somaliland Iyo Soomaaliya”
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa sheegay inaan wax horumar ah laga gaadhin wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa warbixinta uu saddexdii biloodba mar u ...
Saturday, May 25, 2019
-
Xukuumada Somaliland Oo Qorshaynaysa In Haamaha Shiidaalka Lagu Wareejiyo Shirkad Ajanabi Ah
Xukuumada somaliland ayaa qorshaynaysa inay shirkad gaar ah ku wareejiso maamulka haamaha shiidaalka ee magaalada Berbera.
Shirkadan oo aan laga lahayn somaliland balse ay ku lamaaan yihiin muwaadiniin xukuumadu wadato ayaa q...
Saturday, May 25, 2019
-
Raysal-Wasaaraha Ethiopia oo Bogaadiyay Xuska Sanadguuradda 28-aad ee Madaxbanaanida Dawladda Eritrea
Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa dhambaal hambalyo ah u diray sannad guurada 28-aad ee Madax-bannaanida Eriterea.
Raâiisul-wasaaraha Itoobiya oo Reer Eriterea ku Bogaadiyey 28 Guurada Madaxbannaanidooda
...
Saturday, May 25, 2019
-
Maxamed Kaahin Iyo Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Safarkii Ay Ugu Maqnaayeen Caasimadda Kenya ee Nairobi
Maxamed Kaahin Iyo Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Safarkii Ay Ugu Maqnaayeen Caasimadda Kenya ee Nairobi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 25, 2019
-
Wasiirka Daakhiliga oo Ka Gubtay Kulankii uu La Qaatay Qaar Kamida Madaxda Axsaabta Dawladda Somaliya
Wasiirka Daakhiliga oo Ka Gubtay Kulankii uu La Qaatay Qaar Kamida Madaxda Axsaabta Dawladda Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 25, 2019
-
Dad ajaanib iyo muwaadiniin isugu jira oo shil baabuur ku geeriyooday iyo Booliska somaliland oo ka warbixiyey.
Dad ajaanib iyo muwaadiniin isugu jira oo shil baabuur ku geeriyooday iyo Booliska somaliland oo ka warbixiyey.
https://www.youtube.com/watch?v=g9WuIIici6Q&feature=youtu.be
...
Friday, May 24, 2019
-
Daawo faysal cali waraabe oo faah faahin ka bixiyey kulankii qarsoodiga ahaa ee ay kenya kula galeen siyaasiga somalia cabdiraxman cabdishakur.
Daawo faysal cali waraabe oo faah faahin ka bixiyey kulankii qarsoodiga ahaa ee ay kenya kula galeen siyaasiga somalia cabdiraxman cabdishakur.
https://www.youtube.com/watch?v=XElzvqesSys
...
Friday, May 24, 2019
-
Raysal Wasaaraha Ingiriiska oo Ku Dhawaaqday Is Casilaad
Raysal Wasaaraha Ingiriiska oo Ku Dhawaaqday Is Casilaad
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 24, 2019
« Previous Page — Next Page »