Madaxweynaha Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Ku Xigeenkii Hore Madaxtoyada Mid Cusub-na Magacaabey
May 29, 2019 - Written by admin
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka madaxtooyada Somaliland Dhamme, Axmed Jaamac Ducaale (Alyoos) .

Madaxweynaha ayaa waxa uu xilkan u magacaabey Gashaanle Maxamed Shabcaan Cali kaas oo ka soo jeeda beeshiisa
dhanka kale taliye ku xigeenka xilka laga qaaday ayaa isna kasoo jeeday beesha bariga burco waxaanay u muuqataa in madaxwayne biixi xilalkii qaranka ku taxayo beeshiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS