-
Madaxwayne Geele oo Amaanay Doorka Sucuudiga ee Wadamadda Khaliijka
Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa dalka Sucuudiga ku tilmaamay inuu yahay hoggaamiyaha dalalka Carabta iyo dunida Islaamka.
Madaxweyne Geele oo u waramay wargeyska Al-sharqal awsat ee ka soo baxa dalka Sucuu...
Monday, May 27, 2019
-
Daawo Taariikhda cajiibka ah ee hogaamiyihii muslimka ahaa ee ugu xukunka dheeraa uguna xukunka adkaa dalka Yugandha Ee Idi Amiin Dada.
Daawo Taariikhda cajiibka ah ee hogaamiyihii muslimka ahaa ee ugu xukunka dheeraa uguna xukunka adkaa dalka Yugandha Ee Idi Amiin Dada.
https://www.youtube.com/watch?v=F8fwFL8wwu8&t=5s
...
Sunday, May 26, 2019
-
Daawo Taliyihii Xabsiga Jeel Ogaadeen dadka ku ciqaabi jiray oo xuduudka lagu soo qabtay.
Xafiiska Nabadgelyada Maamulka iyo cadaalada DDS ayaa sheegay in Xasan Dheere Oo ahaa Komishineerkii hore ee Booliska Asluubta Gacanta lagu soo Dhigay,kaasi oo masuul ka ahaa tacadiyadii iyo ciqaabtii la marin jiray dadkii lagu ci...
Sunday, May 26, 2019
-
Daawo Dr Adna Adan Ismaciil”ma u malaynaysaan inaan bari tababare ciidan aan halkan xeradan dararwayne ka ahaa…”
Daawo Dr Adna Adan Ismaciil"ma u malaynaysaan inaan bari tababare ciidan aan halkan xeradan dararwayne ka ahaa..."
https://www.youtube.com/watch?v=o2o8ZOof5PE&t=3s
...
Sunday, May 26, 2019
-
Daawo madaxwaynaha somaliland oo soo xidhay barnaamijkii shaqo qaran iyo dhalinyaraddi ka aflaxday wasaraddaha lagu kala qoray.
Daawo madaxwaynaha somaliland oo soo xidhay barnaamijkii shaqo qaran iyo dhalinyaraddi ka aflaxday wasaraddaha lagu kala qoray.
https://www.youtube.com/watch?v=rOdzeurrQDw
...
Sunday, May 26, 2019
-
Xisbiga Waddani oo Sheegay In Xukuumaddu Dalka Ku Soo Dhawaysay Madaxii Nabad Sugida Somaliiya Sanbalooshe
Xisbiga Waddani oo Sheegay In Xukuumaddu Dalka Ku Soo Dhawaysay Madaxii Nabad Sugida Somaliiya Sanbalooshe
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Sunday, May 26, 2019
-
Xukuumada Oo Digniino U Dirtay Iimaamyada Masaajidada, Amaro Cusubna Soo Saartay
Xukuumada somaliland soo saartay digniino la xidhiidha salaada tahjudka ee la tukado tobanka dambe ee ramadaan iyo wakhtiga salaada Cishaa’i.
Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta somaliland Aadan Cabdilaahi Cabdale oola...
Sunday, May 26, 2019
-
Dawlada Soomaaliya Oo Markale Shaacisay Wakhtiga La Qaadayo Imtixaanaadka Dugsiyada Sare
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Feysal Cumar Guuled ayaa kulan wacyigilin ah u sameyay qaar kamid ah ardeyda fasallada 4-aad ee dugsiyada sare ee magaalada...
Sunday, May 26, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Dhigiisa La Doortay Ee Koonfur Afrika Oo Uu Caleemo Saarkiisa Ka Qayb Galay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee Dalka Koonfur Afrika Mudane Cyril Ramaphosa.
Madaxwynaha oo munaasaba...
Sunday, May 26, 2019
-
“Ciidanka Somaliland Waa Laga Khal-khalay Meelo Badan Taliyaha Milatariga Somaliland
"Ciidanka Somaliland Waa Laga Khal-khalay Meelo Badan Taliyaha Milatariga Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 26, 2019
« Previous Page — Next Page »